Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Waxaa Goordhaweyd qarax xoogan laga maqlay Gudaha magaalada muqdisho ee Caasimadda Soomaliya. Qaraxa ayaa loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga… Sii akhri

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by Cowke

Kooxda Doocish oo Sheegatay Masuuliyada qaraxii Bosaso

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by Cowke

Ururka Daacish ayaa sheegtay Mas’uuliyadda weerar ismiidaamin ahaa oo xalay ka dhacay bar Kontorool oo ku taala bartamaha magaalada Boosaaso… Sii akhri

R/W Kheyre oo ku Wajahan Sh/Hoose, kuna dhawaaqaya Dagaal ka dhan Al-Shabaab

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Xasan Cali kheyre ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro deegaanka Bali-doogle ee Gobolka Shabeelaha… Sii akhri

Soomaliya oo Xubin Ku Yeelatay Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO

Posted on May 24, 2017 by Cowke

Tedros Adhanom wasiirkii hore ee arrimaha dibedda Dowladda Itoobiya , ayaa loo doortay Madaxa Hay’adda Caafimaadka aduunka ee WHO, wuxuuna… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Kheyre oo ka qayb galay kulan lagu taageerayey Xukumadda

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka qayb-galey kulan lagu taageerayey Xukuumadda uu hoggaamiyo,… Sii akhri

Gudoomiyaashii Gobolka Banaadir oo xilalkii laga qaaday, kuwa kalana la magacaabay

Posted on May 23, 2017May 23, 2017 by Cowke

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa goordhaweyd magacaabay 15-Gudoomiye,iyadoo xilalkii laga qaaday 15-kale Waxaa laga… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo:-“Muddooyinkii aan Dagaalka Ku jirnay Marnaba Nagama Aysan Seexan Jabuuti”

Posted on May 23, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo  ayaa maanta gaaray Dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulan kula qaatay  … Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Cambaareeyay Qaraxii Manchester

Posted on May 23, 2017May 23, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) oo qoraal soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Sucuudiga kula Kulmay Madaxweyne Trump

Posted on May 22, 2017May 22, 2017 by Cowke

Madaxweynayaasha Soomaliya iyo Mareykanka Farmaajo iyo Trump ayaa ku kulmay Magaalada Riyaaad ee dalka Sacuudiga waxay kawada hadleen dhismaha ciidamada… Sii akhri

Wasiir Xoosh: “Mucaarad” iyo Mucaarad Waa Kala Labo oo Haddana Kala akhris !!!

Posted on May 22, 2017 by Cowke

Waxaa baryahaan bilowday guux ay wadeen dhowr qof oo siyaasiyiin ah oo ka waday dalka dibaddiisa shir albaabada u xiran… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close