Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

General Siciid Dheere:- “dagaalyahano iyo Saraakiil Shabaab ah ayaan dilnay”

Taliyaha Guud ee ciidamada Puntland General Saciid Dheere  oo la hadlay Radio Daljir ayaa ka hadlay dagaalo dhexmaray Al-Shabaab iyo… Sii akhri

Posted on June 11, 2017June 11, 2017 by Cowke

XOG: Sucuudiga oo Dowlada Soomaaliya ku Cadaadineysa in ay xiriirka u jarto Qadar

Posted on June 11, 2017June 11, 2017 by Cowke

Safiirka Soomaliya ee dalka Sacuudiga Amb Daahir Maxamud Geelle ayaa xaqiijiyay in Dowladda Sacuudiga wafdi  usoo dirtay magaalada Muqdisho ee… Sii akhri

Al-Shabaab oo soo bandhigay Gaari AMISOM laga gubay

Posted on June 11, 2017June 11, 2017 by Cowke

Al-shabaab ayaa soo bandhigtay Gaari la gubay oo ay lahayeen Ciidamad Midowga Afrika AMISOM Kuwaasi oo dagaal ku qaaday Shalay… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Kheyre oo caawa Ciidamada kula Afuray Isgooysyada Muqdisho

Posted on June 10, 2017June 11, 2017 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga Xukuumada Federaalka Soomaaliya iyo taliyaha Nabadsugida ayaa caawa kormeero ku… Sii akhri

Somaliand oo xiriirka u Jartay Qadar

Posted on June 10, 2017June 10, 2017 by Cowke

Maamulka Somaliland ayaa taageeray go’aanka  Sacuudiga iyo Imaaraadka, oo ay sheegtay inay la mowqiftahay, midaasi oo la micno ah inay… Sii akhri

Taliyihii hore ee ciidamada Booliska Puntland oo xil muhiim ah loo magacaabay

Posted on June 8, 2017June 8, 2017 by Cowke

Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay Warbaahinta Puntland Post ayaa waxa ay sheegeeysaa in Xil muhiim ah loo magacaabay Taliyihii hore… Sii akhri

Akhriso:-Dowladda Jabuuti Oo Go’aan ka Qaadatay khilaafka Wadamada Carbeed

Posted on June 8, 2017June 8, 2017 by Cowke

Dowladda Jabuubti warsaxaafadeed ay soo saartay ayaa waxa ay mowqif ka qaadatay khilaafka u dhaxeeya wadamada Carabta, iyadoo sheegtay in… Sii akhri

Dad Lagu laayay Gobolka Sh/Dhexe

Posted on June 8, 2017 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Sh/Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in 5 ruux aanu qabiil loogu dilay deegaanka Xawaadleey Ee… Sii akhri

Muqdisho: Xildhibaan Ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka bad baaday Qarax

Posted on June 7, 2017June 8, 2017 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxaa goordhow ka dhacay Qarax ay ka bad baaday xildhibaanad ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Qaraxa… Sii akhri

Madaxwene Farmaajo:- “Jubbaland codsigooda waan u fuliney”

Posted on June 7, 2017June 7, 2017 by Cowke

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay dhismo cusub oo heer Federaal ah oo ay Jubbaland horay u codsatay.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close