Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Cawad: “Jacinda Ardern si fiican ayay uga falcelisay xasuuqii Christchurch”

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad, ayaa muujiyay sida uu ugu qanacsan yahay falcelinta Xukuumadda… Sii akhri

Posted on March 23, 2019March 23, 2019 by Cowke

44 ruux oo ku dhintay qarax Kiimiko ka dhashay

Posted on March 22, 2019March 22, 2019 by Cowke

44 ruux ayaa geeriyootay waxaana ku dhaawacmay 90 ruux kadib qarax ka dhacay kiimiko oo ka dhacay shirkad ku taalo… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo si kulul uga hadlay ciidamo ka cabanaya mushaar la’aan

Posted on March 19, 2019March 19, 2019 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay ciidamo ka cabanaya mushaar la’aan. Kheyre oo ka qeyb… Sii akhri

Al-shabaab oo muddo kooban la wareegay Balcad

Posted on March 19, 2019March 19, 2019 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay Al-shabaab ay halkaasi weerar ku… Sii akhri

Madaxweyne Geelle oo xariga ka jaray xarunta cusub Safaarada Jabuuti

Posted on March 17, 2019March 17, 2019 by Cowke

Madaxweynayaasha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si wadajir ay… Sii akhri

Farmaajo iyo Geelle oo Baledweyne ku wajahan

Posted on March 17, 2019March 17, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhigiisa dalka Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta socdaal ku tagaya magaalada… Sii akhri

Dagaal ka socdo gobolka Sh/Dhexe

Posted on March 17, 2019March 17, 2019 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh/Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in saaka uu dagaal beeleed ka socdo deegaan hoostaga degmada… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf u sameeyay Madaxweyne Geelle

Posted on March 17, 2019March 17, 2019 by Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo Villa Soomaaliya casho sharaf ugu sameeyay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi… Sii akhri

Madaxweynaha Jabuuti oo Muqdisho soo gaaray

Posted on March 16, 2019March 16, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweyne Geelle… Sii akhri

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Gelle oo Muqdisho imanaya

Posted on March 16, 2019March 16, 2019 by Cowke

Madaxweynaha dowlada Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa maanta lagu wadaa in uu soo gaaro magaalada Muqdisho. Madaxweyne Geelle ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close