Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Madaxa Golaha Amniga ee Cunna-qabateynta Hubka Soomaaliya oo la Kulmay R/W Khayre

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa kula kulmay maanta xafiiskiisa Wafdi balaaran oo ka socday Gollaha… Sii akhri

Posted on May 8, 2018May 8, 2018 by PP-Muqdisho

Madaxweynaha Jubbaland oo eedeyn kulul u jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted on May 8, 2018May 8, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo warbaahinta kula hadlayay Kismaayo ayuu ka hadlay arrimo fara badan oo… Sii akhri

RW KHAYRE: Ciidamadu ma ahan inay shacabka cabsi geliyaan, balse waa inay u shaqeeyaan

Posted on May 8, 2018May 8, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta xisbiga ee Muqdisho oo… Sii akhri

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Safiirka Dalka Norway u fadhiya Soomaaliya

Posted on May 7, 2018May 7, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo kulan la qaatay Danjiraha… Sii akhri

Ciidan Kenyan ah oo lagu dilay qarax Miino oo lagula eegtay deegaanka dhoobley

Posted on May 7, 2018May 7, 2018 by PP-Muqdisho

Dhoobley (PP) ─ Ugu yaraan todobo askari oo ka tirsan ciidamada Kenya ayaa lagu dilay qarax miino degmada Dhoobley ee… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo Addis Ababa kula kulmay C/kariin Sh. Muuse Qalbi-dhagax

Posted on May 6, 2018May 6, 2018 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] oo safar ku tagay magaalada Addis Ababa ee… Sii akhri

Itoobiya iyo Eretrea:- Labadii nin ee bidaarta lahaa ee shanlada ku dagaalLamay

Posted on May 6, 2018May 6, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Muddo 20-sano ah ayaa laga joogaa tan iyo intii uu dagaalka ka dhexqarxay labadan dal ee Afrikaanka… Sii akhri

Ururka Midowga Yurub oo Malaayiin Doollar ugu deeqay Dowladda Federaalka Somalia

Posted on May 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xassan Cali Kheyre, oo ka warbixiyay safarkii Brussels iyo natiiijooyinkii kasoo baxay kulamadii uu… Sii akhri

Dowladda Somalia oo Dhaqaale dheeraad ah ku bixineysa Gurmadka Fatahaadaha Dalka

Posted on May 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya, isla markaana ah gudoomiyaha guddiga qaran ee gurmadka fatahaadaha, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa… Sii akhri

Mareykanka oo dib u dhis ku wada Saldhigii Ciidankii Cirka Soomaaliya ee Balli-doogle

Posted on May 5, 2018May 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Mareykanka ayaa dib u dhis iyo ballaarin ku sameysay saldhigga ciidankii cirka Somalia ee Balli-doogle oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close