Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Taliska AMISOM oo walaac ka muujisay Sida Tababarrada loo siiyo Ciidamada Soomaaliya

Muqdisho (PP) ─ Sida uu daabacay wargeyska The Observer ee kasoo baxa dalka Uganda, saraakiisha AMISOM ayaa isku khilaafsan Qaraarka… Sii akhri

Posted on May 5, 2018May 5, 2018 by PP-Muqdisho

C/RAXMAAN CIRRO: Cawaaqib xun ayaa laga dhaxlayaa Saldhigga Imaaraadka ee Berbera

Posted on May 5, 2018May 5, 2018 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ee ka dhisan Somaliland, C/raxmaan Maxamed Cabdullaahi [Cirro] ayaa sheegay in… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Qaar ka mid ah Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Yurub

Posted on May 4, 2018 by PP-Muqdisho

Brussels (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo ku sugan magaalada Brussels ee dalka Belgium, ayaa kulamo… Sii akhri

Kooxo hubeysan oo Shaqaale Kenyan ah ku Weeraray gobolka Waqooyi-bari ee Kenya

Posted on May 4, 2018May 4, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxo hubeysan oo loo maleynayo in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab ayaa gelinkii dambe ee shalay weerar… Sii akhri

Dowladda Somalia oo doonaysa inay Amniga Muqdisho ku wareejiso ciidamo isku-dhaf ah

Posted on May 4, 2018May 4, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Somalia, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xalay kormeer ugu tagay xarun Ciidan oo ku taalla… Sii akhri

Muqdisho oo lagu Daah-furay Barnaamijka Dhismaha Golayaasha Deegaanka Xamar

Posted on May 3, 2018May 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo maanta daah furay Barnaanijka… Sii akhri

Afhayeenkii Hore ee Baarlamaanka Somalia oo Xilkii Wareejiyay kana Hadlay Datuurka

Posted on May 3, 2018May 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka Soomaaliyeed, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta si rasmi ah xilka… Sii akhri

Dowladda Somalia oo ka hadashay Maalinta Xorriyadda Saxaafadda oo ku beegan Maanta

Posted on May 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Federaalka Somalia, waxay xuseysaa maalinta caalamiga ah ee xoriyadda saxaafadda, iyadoo si dhab ah u muujinaysa… Sii akhri

Kooxda Liverpool oo u soo baxday Final-ka Koobka horyaallada Yurub

Posted on May 3, 2018May 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxda kubadda cagta ee Liverpool oo ka dhisan dalka Britain ayaa iska xaadirisay cayaarta kama dambeysta ah… Sii akhri

Xulka Kubadda Cagta ee 17-jirrada Somalia oo Muqdisho loogu sameeyay Munaasabad

Posted on May 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maamulka Gobolka Benaadir ayaa munaasab casho sharaf ah u sameeyey Xulka Qaran ee da’doodu ka yar tahay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close