Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Qarax Tiro Dad ah ku ku Laayay Deegaanka Buulo-mareer ee Gobolka Shabeellada Hoose

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay shan kalena way ku dhaawcmeen Qarax ka dhacay suuq xoolaha… Sii akhri

Posted on May 12, 2018May 12, 2018 by PP-Muqdisho

Maamulka Jubbaland oo Qaadacay ka Qayb-galka Shirka looga hadli doono Dastuurka

Posted on May 11, 2018May 11, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Iyadoo lagu wado in shirweyne looga hadlayo Arrimaha dalkstuuka dalka ayaa waxaa shirkaas ka qayb-galkiisa qaadacay maamulka… Sii akhri

WASIIR DUCAALE: Xaq uma lahan Muqdisho in maalin kasta lagu Dilo Ruux Muwaadin ah

Posted on May 11, 2018May 11, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Amniga Qaranka Dowladda Somalia Maxamed Abuukar Islow (Ducaalle) ayaa ciidanka ammaanka faray inay shacabka u dhimriyaan… Sii akhri

Ciidamada Dowladda Somalia oo sheegay inay Gacanta ku dhigeen hub u socday Al-shabaab

Posted on May 11, 2018May 11, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Sarkaal u hadlay ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Somalia ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen hub fara… Sii akhri

Dagaal Maanta ka dhacay Qoryooley iyo Al-shabaab oo guulo ka sheegatay Dagaalkaas

Posted on May 11, 2018May 11, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dagaal culus ayaa saaay aroortii ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo xoogagga Al-shabaab, iyadoo… Sii akhri

Ciidammo isugu jiray Somali iyo Ajaanib oo Khasaare Nafeed u Geystay Dad Shacab ah

Posted on May 10, 2018May 10, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shan qof oo dhntay iyo shan kale oo dhaawac ah oo la sheegay inay ahaayeen shacab ay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo xildhibaannada ku boorriyay inay la xisaabtamaan Xukuuadda

Posted on May 10, 2018May 10, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Xukuumadda Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la hadlay xildhibaannada baarlamaanka Somalia ayaa ka dalbaday inay la… Sii akhri

Gudiga gurmadka fatahaadaha oo lacag deeq ah ku wareejiyay maamulka Gobolka Gedo

Posted on May 9, 2018May 9, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Somalia, Mahdi Maxamuud Guuleed oo ah gudoomiyaha guddiga qaran ee gurmadka fatahaadaha ayaa waxa… Sii akhri

Al-shabaab oo xukun ku fulisay Haweeney ay ku eedeeyeen inay isla-guursatay tiro Rag ah

Posted on May 9, 2018May 9, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxda Al-shabaab ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay haweeney lagu eedeeyay inay isla guursatay mar qura… Sii akhri

Madaxweyne Trump oo sheegay in Wadankiisu uu ka baxay Heshiiskii Nuclear-ka ee Iiraan

Posted on May 9, 2018May 9, 2018 by PP-Muqdisho

Washington (PP) ─ Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in Mareykanka uu ka baxayo heshiiskii Nuclear-ka ee dalalka Rreer… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close