
Kismaayo (PP) ─ Iyadoo lagu wado in shirweyne looga hadlayo Arrimaha dalkstuuka dalka ayaa waxaa shirkaas ka qayb-galkiisa qaadacay maamulka Jubbaland oo qayb ka ah maamullada dalka ka jira.
Shirkan oo Muqdisho ka furmaya 13-ka bishan May ee lagu jiro oo ku beegan Axadda ayaa tallaabada maamulka Jubbaland uu ka qaatay waxay noqonaysaa middii ugu horreysay oo maamul ka jira dalka uu qaato.
Wasiirka Cadaaladda, Dastuurka iyo Arrimaha Diinta ee Jubbaland, Aadan Ibraahim Aw-Xirsi oo Warbaahinta kula hadlay Kismaayo ayaa xusay in shirkaas aysan maamul ahaan ka qayb-geli doonin, laakiinse kama uusan hadlin sababta ay u diideen ka qayb-galka shirkaas.
“Jubbaland kama qayb-galayso shirka looga hadlayo dastuurka dalka oo ka furmi doono toddobaadka soo socda magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya,” ayuu yiri wasiirka cadaaladda Jubbaland, Aadan Aw-Xirsi.
Go’aanka maamulka Jubbaland ayaa imaanaya iyadoo dhawaan Wasaarada Dastuurka xukuumadda federaalka Somalia ay sheegtay inay shir looga hadli doono arrimaha dastuurka dalka uu ka qabsoomi doono Muqdisho.
Sidoo kale, Tallaabadan ayaa imaanaysa iyadoo uu dhawaanahna soo if-baxayay muran siyaasadeed u dhexeeya maamulka Jubbaland iyo Dowladda Federaalka Somalia, kaasoo ka dhashay khilaafka Khaliijka oo ay si aad ah ugu kala aragti duwanaadeen.
Dhanka kale, Muqdisho ayaa dhawaan looga dhawaaqay xisbi mucaarad ah oo kasoo hor-jeeda maamulka Jubbaland, kaasoo la sheegay inay dabada ka riixayso Dowladda Federaalka, iyadoo loo maleynayo in diidmada maamulka Jubbaland ee ka qayb-galka shirka dastuurka ay ka dhalatay arrintaas.
Ugu dambeyn, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa dhawaan ka sheegay Kismaayo in Dowladda dhexe ee Sommalia aysan wax ixtiraam ah u hayn maamul-goboleedyada dalka ka jira.
PUNTLAND POST

Farmaaajo waa inuu ka soo baxaa waajibkiisa ah inuu xakameeyo Daaroodka. Kheyre wuu fuliyay qeybtiisa oo waa kan edbiyay oo hoggaan baray Samaalaha Muqdisho deggan.
Haddaba Farmaajo ayaa looga fadhiyaa inuu isaguna edbiyo Daaroodka Puntland iyo Gedo (Axmed Madoobe iyo Cabdiweli Gaas). Haddii uusan ka soo dhalaali karin hawshaas, dee ha iska tago oo ha dego tuuladii Tumaalo Badan ee Gobolka Gedo, taasoo uu asal ahaan ka soo jeedo.
Samaale isagaa u tashan doona dhulkiisa.
“Daaroodna doomankiisa saar.”
Farmaajo must realize that Prime Minister Hassan Ali Kheyre is tirelessly working to bring peace, law and order to Mogadishu– the seat of the Samaale clan and capital of the Somali nation.
Just notice how the words ‘Samaale’ and “Somalia” are similar. This is the same word. Only foreigners say “Somalia” instead of Samaale.
The word “Somalia” means the land of the Samaale. “Italia” means the land of the Italians. “Russia” means the land of the Russians. “India” means the land of the Indians. “Brittania” means the land of the British. “Arabia” means the land of the Arabs. And, as I mentined before, “Somalia” means the land of the Samaale.
Instead of talking about issues he does not understand (workers’ rights, etc.), Farmaajo must bring the Daarood enclaves of Jubbaland and Puntland back to the Government fold.
If Farmajo fails in that undertaking, Prime Minister Kheyre will simply cease to preach law and order to the huge Samaale clan. And Farmaajo will have to flee Mogadishu rather hurriedly.
Who is sabotaging the Government today: the Daarood minority group or the Samaale/Hawiye/Hiraab clan?
It is Ahmed Madobe and Abdiweli Gaas that are sabotaging the Government. And both happen to belong to the Daarood clan.
Farmaajo must either deliver his part of the tacit partnership agreement (Prime Minister Hassan Ali Kheyre, delivered his part — pacifying the Samaale in Mogadishu).
By the way, the word “Samaale” stands for all Somalis minus the Daarood.
Now it is Farmaajo’s turn. He must either pacify Puntland and Jubbaland (Abdiweli Gas and Ahmed Madoobe) or expeditiously move to his ancestral village of Tumaala Badan in the Gedo Region.
The government is built on the basis of 4.5. Farmaajo must deliver his part of the 4.5 agreement. If Farmaajo wants to be a shareholder in this Government, he must deliver his part of the company capital. Otherwise, he cannot be a partner in the firm.
It is that simple. I know Farmaajo will try to ignore this clear fact and warning. Only Samaale presidents leave in a proper democratic way. Daarood presidents have to be kicked out forcibly: remember Siad Barre, remember Abdullahi Yusuf.
Compare that to Samaale presidents Adan Abdulle Osman, President Abdiqasim Salad, President Shariif Sheikh Ahmed, President Hassan Sheikh Mohamud. They all left the presidency peacefully
when their term was up. And they always delivered their share of the agreed company assets. Unlike Farmaajo, they never tried to hike a free ride on the car of a company of which they were not a partner.
Today Faqash Farmaajo is trying yo get a free ride on a company car. And he is not a stakeholder of the said company, having failed to deliver his part of the agreed company operating capital, i.e. Puntland and Jubbaland cooperation with and loyalty to the Somali Federal Government.