Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo warbaahinta kula hadlayay Kismaayo ayuu ka hadlay arrimo fara badan oo khuseeya xaalada siyaasadeed ee waddanka ka jirta.
Axmed Madoobe ayaa markii u horeysay ka hadlay arrinta Khaliijka, isagoo soo hadal qaaday go’aankii dowladda Federaalka ka qaadaya khilaafka Khaliijka ee dhex dhexaadnimada ahaa.
Waxaa uu sheegay inuu ahaa dadka markii hore ku taliyay in khilaafka meel dhexe laga istaago, hase ahaatee halkii shalay qorshuhu ahaa aanu ku socon, isla markaana dowladda ay kala xigsatay, dhanka Qatar ay jufo la noqotay sida uu yiri.
Axmed Madoobe ayaa sheegay in aanay sax aheyn in dagaalka Khaliijka loo soo xawilo Somaaliya, hadii ay noqoto Qatar, Imaaraad iyo Sacuudiga.
Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in Imaaraadka Carabta ay tahay meeshii ay tallaay hantida umadda Soomaaliyeed iyo xawaaladaha.
“Xagee tahay inaan u xillano shey sax ah ma ahan, dhex dhexaadnimadii waa laga baxay, dowladda Qatar ayay jufo la noqotay, arrintaas dariiq sax ah haku soo noqoto, maanta Imaaraad ayaa wax nooga tarsan,” ayuu yiri Axmed Madoobe.
Ugu dambeyn, Wuxuu wax laga xumaado ku tilmaamay in shaqada dowladda ay noqoto baraha bulshada iyo Facebook, isla markaana nidaamka iyo maamulka uu ka baxo dhinacaas.
DHAGEYSO: Shirka Jaraa’id ee Madaxweynaha Jubbaland A. Madoobe
PUNTLAND POST

The permanently living in the clouds “high marqaan” Farmaajo often talks about issues he does not understand.
Does Farmaajo even understand what he talks about?!
He seems to be living in the bogus ‘scientific socialism’ era of his big daddy Afweyne? He sure sleepwalks, regurgitating the defunct and lazy terminology of that period.
Farmaajo must realize that Prime Minister Hassan Ali Kheyre is tirelessly working to bring peace, law, and order to Mogadishu– the seat of the Samaale clan.
Instead of talking about issues he does not understand (workers’ rights, etc.), Farmaajo must bring the Daarood enclaves of Jubbaland and Puntland back to the Government fold.
If Farmajo fails in that undertaking, Prime Minister Kheyre will simply cease to preach law and order to the huge Samaale clan. And Farmaajo will have to flee Mogadishu rather hurriedly.
For who is today sabotaging the Government: the Daarood weaklings or the Samaale/Hawiye/Hiraab clan?
It is Ahmed Madobe and Abdiweli Gaas that are sabotaging the Government. And both happen to belong to the minority Daarood clan.
Farmaajo must either deliver his part of the tacit partnership agreement (bring his minority Daarood clan into the Government fold or expeditiously move his ass to Tumaala Badan in Gedo.
Farmaajo ha ka soo baxo waajibkiisa. Ha edbiyo Daaroodka ka hor imanaya dawladdiisa.
Kheyre wuu edbiyay Hawiyaha Xamar.
Farmaajo ama ha edbiyo Faqashta uu ka dhashay ama meesha ha lagu kala tago oo nin
walba dib ha uugu laabto dhulkiisa.
Farmaajo waa inuu ku laabtaa tuulada Tumaalo badan ee gobolka Gedo.
Kullu shay’in yarjicu ilaa aslihi.
Jaajiduna ha ku laabteen Boosaaso iyo Jarriiban.
Cagdheerna iyadaa taqaan meel ay aadeyso. Kolleey Kismaayo tegi meyso oo goof kuma laha.