Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

CC WARSAME oo Sharaxay Sababta ku Kaliftay in uu mucaarado Dowladda Dhexe ee Somalia

Muqdisho (PP) ─ C/raxmaan C/shakuur Warsame, oo ka tirsan madaxda Xisbiga mucaaradka ah ee WADAJIR oo ka mid ahaa tro… Sii akhri

Posted on June 12, 2018June 12, 2018 by PP-Muqdisho

Xisbiyadii shahaadooyinka la siiyay oo loo goodiyay

Posted on June 12, 2018June 12, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Iyadoo dhawaan la diiwaan-geliyay, shahaadooyinkii ay ku shaqeyn lahaayeenna la siiyay 15 Xisbi Siyaasadeed, ayaa waxaa loogu… Sii akhri

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Wasaarada Caafimaadka oo iska-kaashanaya Xoojinta…

Posted on June 12, 2018June 12, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in Wasaaradda Caafimaadka… Sii akhri

Maamulka Gobolka Banaadir oo Burburin ku billaabay dhismaha Piazza Libera, Ceel-gaab

Posted on June 10, 2018June 10, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (inj. Yarisow) ayaa maanta amray in la bur-buriyo… Sii akhri

RW KHAYRE: Waxaa la joogaa Xilligii Awoodda loosoo Celin Lahaa Shacabka Soomaaliyeed

Posted on June 10, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo ka qayb-galay shir ay Muqdisho ku yeesheen guddiga madaxa-bannnaan ee… Sii akhri

Madaxweynaha Somalia oo amar ku bixiyay in la furo waddooyinka xiran ee Muqdisho

Posted on June 9, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Hay’adaha Amniga faray inay shacabka u sahlaan isku socodka magaalada oo… Sii akhri

Mareykanka oo Qirtay in Askari looga Dilay Gudaha Somalia kuwo kalena la Dhaawacay

Posted on June 9, 2018June 9, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Mareykanka ayaa xaqiijisay in askari ka tirsan ciidamadeeda ku sugan Somalia lagu dilay weerar ka dhacay… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha DF oo Booqday Qoxootiga Soomaaliyeed oo ku Nool Waddanka Jabuuti

Posted on June 8, 2018June 8, 2018 by PP-Muqdisho

Jabuuti (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre iyo wafdiga uu hogaaminayo ee ku sugan Jabuuti ayaa booqday degmadda… Sii akhri

Kooxo Liibiya Dadka ka Tahriibyia oo lagu soo Rogay Cuna-qabteyn isugu jirta Safarka iyo…

Posted on June 8, 2018June 8, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cunna-qabatayn kusoo rogay lix ruux oo mas;uul ka ah Hawl-gallada Dadka… Sii akhri

Golaha Amniga ee QM oo Walaac ka Muujiyay Cakirnaanta Siyaasadeed ee Soomaaliya

Posted on June 8, 2018June 8, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka digay cadaadisyada Midnimada Soomaaliya uga imaanaya Gudaha iyo Dibadda ,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close