Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Oslo Kula Kulmay Xog-hayaha Guud ee Qarammada Midoobay

Oslo (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kula kulmay Magaalada Oslo ee xarunta Dalka Norway kulan… Sii akhri

Posted on June 19, 2018June 19, 2018 by PP-Muqdisho

Xukuumadda iyo shacabka Turkiga oo looga mahad-celiyay Taageerada ay siiyaan Somalia

Posted on June 19, 2018June 19, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yarisow) ayaa uga mahad-celiyey Dowladda iyo Shacabka dalka… Sii akhri

Shir looga hadlayo Xasaradaha Dunida oo ka furmay Oslo iyo Somalia oo ka Qayb-galaysa

Posted on June 19, 2018June 19, 2018 by PP-Muqdisho

Oslo (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre, Xog-haya guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres iyo Wasiirka arrimaha dibadda… Sii akhri

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Xubno la socda oo Gaaray Xarunta Maxkamadda ICJ

Posted on June 18, 2018June 18, 2018 by PP-Muqdisho

Hague (PP) ─ Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka, Dr. Axmed Cali Daahir iyo ergo ka kooban Qareenno iyo diblumaasiyiin ayaa Gaaray… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Somalia iyo Wafdigiisii oo gaaray Magaalada Oslo ee Xarunta Norway

Posted on June 18, 2018June 18, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Oslo oo ay si… Sii akhri

AKHRISO: Qodobbada Heshiiskii ay Muqdisho ku kala Saxiideen Farmaajo iyo Abiy Ahmed Ali

Posted on June 16, 2018June 16, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladaha Somalia iyo Itoobiya ayaa maanta Muqdisho ku kala saxiixday heshiis ka kooban 16-qodob oo ay ku… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Abiy oo Muqdisho ku kala saxiiday Heshiis

Posted on June 16, 2018June 16, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed oo maanta booqasho rasmi ah ku… Sii akhri

Duqii Hore ee Muqdisho oo ka hadlay xaalada adag ee ay xilligan ku sugan tahay Muqdisho

Posted on June 13, 2018June 13, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahna Duqii hore ee Muqdisho, Taabit Cabdi Maxamed ayaa si adag uga… Sii akhri

Culumada Soomaaliyeed oo laga dalbaday in ay ifiyaan afkaaraha guracan ee Al-shabaab

Posted on June 13, 2018June 13, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo caawa la kulmay dalladaha ay ku midaysanyihiin culumada… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo ka dhawaajiyay hadal uu ku difaacayo ciidamada Xasilinta

Posted on June 13, 2018June 13, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo ay waheliyaan Wasiirka Amniga Gudaha, Taliyayaasha Booliska iyo Asluubta, ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close