Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Duqa Muqdisho oo Hakiyay Hawlihii Dhul-simidda iyo kaawo Qodista ee Bariga Xamar

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng Yarisow) ayaa ku wargeliyey Hay’adaha ay… Sii akhri

Posted on June 8, 2018June 8, 2018 by PP-Muqdisho

Dawladaha Somalia & Jabuuti oo isku raacay in ay iska kaashadaan Xoojinta Ammaanka

Posted on June 8, 2018June 8, 2018 by PP-Muqdisho

Jabuuti (PP) ─ Wafdi uu Hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Somalia, Xasan Cali Khayre oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa kulan… Sii akhri

Madaxweynaha Somalia oo Muqdisho kula Kulmay Ergayga QM ee Arrimaha Siyaasadda

Posted on June 7, 2018June 7, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay kaaliyaha Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay uu… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta la kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

Posted on June 7, 2018June 7, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Jabuuti kulan kula yeeshay Madaxweynaha Dalkaas, Ismaciil Cumar Geelle… Sii akhri

Beesha Caalamka oo ka hadashay Qodobbadii laga soo saaray Shirkii Amniga ee Baydhabo

Posted on June 7, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Iyadoo dhawaan lagu soo gaba-gabeeya Baydhabo shirkii Amniga Qaranka oo ay ka qayb-galeen madaxda dalka iyo kuwa… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay in Cagta la mariyay Saldhigyo ay lahayd Al-shabaab

Posted on June 7, 2018June 7, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Dowladda Somalia ayaa sheegtay inay weerar ay iska kaashadeen ciidamada kumaandoosta Somalia, ciidammo Mareykan ah iyo kuwa… Sii akhri

Itoobiyaan Fara badan oo Geeriyooday Kaddib Markii ay la Dagtay Doonni ay ku Safrayeen

Posted on June 7, 2018June 7, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan 46 qof tahriibayaal ah una dhashay Itoobiya ayaa ku dhintay xeebaha Dalka Yemen, kaddib markii… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo Dawladda Talyaaniga kala Wareegay Qalab Dab-damis oo casri ah

Posted on June 7, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil sare oo… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo ka hadlay siduu Akro Qodobbadii kasoo baxay shirkii Amniga

Posted on June 6, 2018June 6, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] ayaa ka hadlay Qodobadii kasoo baxay shirkii golaha Amniga… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee DF oo ka Digtay Dilalka loo Geysanayo Shacabka

Posted on June 6, 2018June 6, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa digniin kasoo saartay isku dhacyada dhex-mara Ciidanka Dowladda Somalia, kaasoo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close