Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Ciidamada Dowladda Somalia oo Hawl-galo ka wada Gobolka Shabeellada Hoose

Muqdisho (PP) ─ Ciidamada DF ayaa maanta waxaa dhaqdhaqaaqyo ciidan ay billaabeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaasoo ay… Sii akhri

Posted on August 18, 2019August 18, 2019 by PP-Muqdisho

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia oo ka hadlay Doorashada ka socota Jubbaland

Posted on August 18, 2019August 18, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wakiilka QM ee Somalia, James Swan ayaa ka dalbaday Guddiga doorashada Jubbaland in ay fuliyaan dhammaan qodobadii… Sii akhri

Maxay Al-shabaab ka tiri Weerarkii ay shalay ku qaadeen Saldhigga CXDS ee Aw-dheegle?

Posted on August 15, 2019August 15, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxda Al-shabaab ayaa sheegtay inay ugu yaraan 50 ka irsan ciidamada xoogga dalka Somalia ku dishay weerarro… Sii akhri

Al-shabaab oo Weeraro ay ka fulisay Gudaha dalka Kenya ku dishay Laba Ruux oo is-dhalay

Posted on August 14, 2019August 14, 2019 by PP-Muqdisho

Gaarisa (PP) ─ Ururka Al-shabaab ayaa weerarro ay ka fuliyeen gudaha dalka Kenya waxay ku dileen wiil iyo aabbihiis, sida… Sii akhri

Madaxweyne Madoobe iyo Xisbiyo ka Hadlay Xildhibaannada la Dhaariyay ee Jubbaland

Posted on August 13, 2019August 13, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed  Islaam [Axmed Madoobe] iyo xisbiyada siyaasadeed ee Wadajir iyo Himilo ayaa ka… Sii akhri

Shir looga tashanayo Isgaarsiinta Somalia oo Maanta ka Furmay Magaalada Baydhabo

Posted on August 13, 2019August 13, 2019 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Shirka wada-tashiga Wasaaradaha Boostada iyo Isgaarsiinta ee Federaalka iyo Dawlad-goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada baydhabo ee… Sii akhri

Musharraxiinta Jubbaland oo ku dhawaaqay inaysan aqoonsanayn xildhibaannada cusub

Posted on August 13, 2019August 13, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Iyadoo guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka Jubbaland ay xalay ku dhawaaqeen liiska xildhibaannada cusub ee golaha baarlamaanka Jubbaland… Sii akhri

Xilliga uu furmayo shirka dib u heshiisiinta ee lagu qabanyo Dhuusamareeb oo la shaaciyay

Posted on August 13, 2019August 13, 2019 by PP-Muqdisho

Dhuusa-mareeeb (PP) ─ Kulan ay magalada Dhuusa-mareeb ee caasimadda Galmudug ku yeesheen guddiga qaban-qaabada shirka dib-u-heshisiinta Galmudug ayaa waxay soo… Sii akhri

Xaaladda Baydhabo oo kacsan iyo ciidamada DFS oo lagu amray inay si dhaqso ah uga…

Posted on August 10, 2019August 10, 2019 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Xaaladda magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ayaa maanta kacsan kaddib markii shalay ay ka dhaceen dilal kala… Sii akhri

Malaayiin Muslimiin ah oo maanta taagan banka Carafo

Posted on August 10, 2019August 10, 2019 by PP-Muqdisho

Maka (PP) ─ Malaayiin Muslimiin ah oo ka kala yimid caalamka ayaa ku sugan maanta buurta CARAFO dusheeda, kuwaasoo gudana… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close