Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

KHAYRE: Waa inaan si wadajir ah ula dirirno Al-shabaab Waayo waxaa khatar weyn ku…

Muqdisho (PP) ─ Ra’isul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre oo hadal ka jeediyay shirka Wada-tashiga ee Madaxda Dowladda Federaalka ah… Sii akhri

Posted on October 31, 2017October 31, 2017 by PP-Muqdisho

Facebook oo sheegtay in Malaayiin Mareykan ah ay gaartay xog laga soo diray Ruushka

Posted on October 31, 2017October 31, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shirkadda Facebook ayaa sheegtay in dad gaaraya 126 milyan oo Maraykanka ku nool inay gaartay macluumaad ay… Sii akhri

FARMAAJO: Waa inaan kawada shaqeyno midnimada iyo soo celinta Rajadii Shacabka

Posted on October 31, 2017October 31, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyay furitaankii Shirkii Wada-tashiga ee xalay Muqdisho ku dhex-maray… Sii akhri

Gaadiidka Xamuulka ah oo laga mamnuucay inay Isticmaalaan Waddooyinka Muqdisho

Posted on October 30, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray amar lagu mamnuucay in waddooyinka Muqdisho isticmaalaan karin gaadiidka waa-weyn sida;… Sii akhri

Cawad Casharo oo ku Geeriyooday Toronto, Canada iyo Madaxweynaha DF oo ka Hadlay

Posted on October 30, 2017October 30, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Waxaa magaalada Toronto ee waddanka Canada xalay ku geeryooday Xildhibaan hore Cawad Axmed Casharo, waxaana geeridiisa ka… Sii akhri

TARSAN: Al-shabaab waa in loogu jawaabo mid la mid ah Dhibaatooyinka ay Geysanayaan

Posted on October 30, 2017October 30, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo la-taliye siyaasadeed u ah Madaxweynaha Somalia, ayaa ku taliyay in Tallaabo walba… Sii akhri

Kooxihii Weeraray Hotel Nasa-Hablod 2 oo la sheegay inay wateen Kaararka Hay’adda NISA

Posted on October 30, 2017October 30, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Waregyska The Guardian ee kasoo baxda Britain, ayaa qortay in dableydii Weeraray maalin ka hor Hoteelka Naasa-hablood… Sii akhri

SALAAD CALI JEELE oo ka Sheekeeyay Weerarkii Hotel Nasa-Hablod Laba oo uu ka badbaaday

Posted on October 29, 2017October 29, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Salaad Cali Jeelle oo ah siyaasi oo ka mid ahaa dadkii ka badbaaday weerarkii Hotel Naasa-hablood Laba… Sii akhri

Taliyeyaashii Ciidanka Nabad-sugida iyo Booliiska Soomaaliya oo Xilalkii laga qaaday

Posted on October 29, 2017October 29, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shir aan caadi ahayn ee Golaha Wasiirada Somalia ay ku yeesheen Muqdisho ayaa waxaa xilalkii looga Qaaday… Sii akhri

Maclumaad ku Saabsan Ammaanka Guud ee Garoonka Heathrow oo laga helay wado

Posted on October 29, 2017October 29, 2017 by PP-Muqdisho

London (PP) ─ Maamulka Garoonka Diyaaradaha Heathrow ee London ayaa sheegay inay bilaabeen baaritaan lagu ogaanayo sida uu ku baxay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close