Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Ciidammo ka socda Uganda oo lagu wado in la keeno Somalia iyo cabsi laga qabo EBOLA

Kampala (PP) ─ Dalka Uganda oo ka mid ah dallaka uu ka jirto cudurka halista ah ee EBOLA ayaa ku… Sii akhri

Posted on June 22, 2019June 22, 2019 by PP-Muqdisho

Duqii hore ee Gobolka Banaadir oo ku baaqay in laga shaqeeyo nabad-galyada Galmudug

Posted on June 22, 2019June 22, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqii hore ee magaalada Muqdisho, Taabid Cabdi Maxamed ayaa war kasoo saaray siyaasada maamulka Galmudug kaddib markii… Sii akhri

Kulan Qarsoodi ahaa oo Muqdisho ku dhex-maray Farmaajo iyo Guddoomiye Baarlamaan

Posted on June 20, 2019June 20, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo guddoomiyaha… Sii akhri

Kenya oo dadaal weyn ugu jirta sidii muranka Badda loogu dhameyn lahaa hab is-faham ah

Posted on June 20, 2019June 20, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Kenya ayaa waxay dadaal xooggan ugu jirtaa sidii ay u joojin lahayn in go’aan ku aaddan… Sii akhri

Dalalka ku bahoobay IGAD oo shir ka yeeshay xaaladda adag ee ay ku sugan tahay Suudaan

Posted on June 20, 2019June 20, 2019 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Dalalka IGAD ayaa kulan aan caadi ahayn oo ay uga hadleen xaaladda ka taagan dalka Suudaan,… Sii akhri

Dowladda Somalia oo shaacisay xilliga la qabanayo doorashada Maamulka Galmudug

Posted on June 19, 2019June 19, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa bayaan ay soo saartay ku shaacisay xilliga ya dhacayso doorashooyinka baarlamaanka iyo… Sii akhri

Askari ka tirsan ciidamada ka socda Uganda ee ka tirsan AMISOM oo toogasho isku dilay

Posted on June 19, 2019June 19, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Mid ka mid ah ciidamada AMISOM ee ku sugan Somalia ayaa is-dilay kaddib markii uu toogasho ku… Sii akhri

Muxuu Madaxweyne Farmaajo ka yiri Geeridii Abwaan Maxamuud Cabdulaahi Ciise Sangub?

Posted on June 19, 2019June 19, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cadullaahi Farmaajo ayaa u tacsiyeeyay qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo ka hadashay xiriirka xilligaan kala dhexeeya Dowladda Soomaaliya

Posted on June 18, 2019June 18, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Qaramada Midoobay ayaa markii ugu horreysay ka hadashay xiriirka kala dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaddib cayrintii ergaygoodii… Sii akhri

Faahfaahin dheeri ah oo ku saabsan geerida Madaxweynihii hore ee dalka Masar – MURSI

Posted on June 18, 2019June 18, 2019 by PP-Muqdisho

Qaahira (PP) ─ Waxay faahfaahin dheeraad ah kasoo baxaysaa geeridii ku timid madaxeynihii hore ee Masar, Maxamed Mursi oo Dowladda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close