Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Somalia iyo Madaxa Hay’adda USAID oo ku kulmay Xamar

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa la kulmay maanta maamulaha guud ee hay’adda horumarinta caalamiga ah… Sii akhri

Posted on June 17, 2019June 17, 2019 by PP-Muqdisho

Madaxweynihii hore ee Masar oo geeriyooday

Posted on June 17, 2019June 17, 2019 by PP-Muqdisho

Qaahira (PP) ─ Madaxweynihii hore ee dalka Masar, Maxamed Mursi ayaa geeriyooday xilli maanta lasoo taagay makxamad, sida ay baahisay… Sii akhri

Qofkii ugu horreeyay oo qaba cudurka EBOLA oo lagu arkay Kenya

Posted on June 17, 2019June 17, 2019 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Xukuumadda Kenya ayaa xaqiijisay in qofkii u horreeyay ee Kenyaan ah laga helay cudurka Ebola, isla markaana… Sii akhri

DF oo si taxaddar leh uga hadashay cabsida laga qabo cudurka halista ah ee EBOLA

Posted on June 17, 2019June 17, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda caafimaadka Somalia ayaa si taxadar leh uga hadashay cudurka halista ah ee Ebola oo ay shacabka… Sii akhri

Jubbaland oo digniin u dirtay dadka ku lugta leh kicinta bulshada iyo khal-khalinta amniga

Posted on June 16, 2019June 16, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Iyadoo lagu wado inay dhawaan doorashooyin ka dhacaan deegaannada maamulka Jubbaland ayaa waxaa haddana baraha ay ku… Sii akhri

Khayre oo booqday goobihii ay Qaraxyadu ka dhaceen ballan-qaadna u sameeyay ciidanka

Posted on June 16, 2019June 16, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali kheyre ayaa xalay kormeeray goobihii Qaraxyada khasaaraha geystay ay ka dhaceen shalay… Sii akhri

Dowladda Somalia oo jawaab deg-dega ah ka bixisay Gantaallo lagu weeraray Sucuudiga

Posted on June 15, 2019June 15, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Somalia ayaa qoraal deg-deg ah kasoo saartay duqeymo ay kooxda Xuutiyiinta ah ee ka dagaalama dalka… Sii akhri

Suudaan oo looga digay inuu ka dhaco mid la mid ah burburkii ku dhacay Somalia iyo Liibiya

Posted on June 15, 2019June 15, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Mareykanka ayaa ka digtay in dalka Suudaan ay ka billowdaan xiisado siyaasadeed oo sababi kara inuu… Sii akhri

Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta DF oo lagu soo rogay Amarro culus

Posted on June 14, 2019June 14, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Warfaafinta Somalia ayaa amarrro culus dul-dhigtay qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaradda, kuwaasoo si aan rasmi… Sii akhri

Farmaajo oo Maamulka Goboalka Banaadir ku boorriyay doorkooda ku aadan Is-xilqaan

Posted on June 14, 2019June 14, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka dhegeystay guddoonka iyo hawl-wadeennada gobolka Banaadir warbixin ku saabsan waxqabadkooda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close