Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Kulan gaar ah oo Muqdisho ku dhex-maray Farmaajo iyo Ergayga cusub ee Q/Midoobay

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada… Sii akhri

Posted on June 27, 2019June 27, 2019 by PP-Muqdisho

Farmaajo oo Dowladda iyo Shacabka Jabuuti ugu hambalyeeyay Maalintooda Xorriyadda

Posted on June 27, 2019June 27, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somamlia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan sannadguuradii 42-aad ee ka soo wareegtay xornimada dalka… Sii akhri

Booliska Kenya oo shaaciyay cabsi laga qabo in la weeraro Deegaanno kala duwan

Posted on June 25, 2019June 25, 2019 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Booliiska dalka Kenya ayaa sheegay inay heleen warar sheegaya in kooxda Al-shabaab ee Somalia ay doonayso inay… Sii akhri

Dowladda Somalia oo ka hor-timid inay Kenya hogaamiso ciidanka ilaalada biyaha Somalia

Posted on June 25, 2019June 25, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Federaalka Somalia ayaa ku gacan-sayrtay go’aanka kooxda xiriirka Somalia ay ku doorteen in xukuumadda Kenya ay… Sii akhri

RW Khayre iyo Xaaf oo kulammo ka kala wada Magaalooyinka Dhuusa-mareeb iyo Cadaado

Posted on June 25, 2019June 25, 2019 by PP-Muqdisho

Cadaado (PP) ─ Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle [Xaaf] ayaa xalay gaaray degmada Cadaado ee gobolka Galguduud, halka Ra’iisul… Sii akhri

MADAXWEYNE FARMAAJO: Waxaanu doonaynaa inaan yeelanno Dowlad dhexe oo Awood leh

Posted on June 24, 2019June 24, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka hadlayay maanta xaflad ay ku qalin-jabinayeen ardaydii u horreysay oo… Sii akhri

Sarkaalkii abaabulay af-gambigii fashilmay ee ka dhacay Dalka Itoobiya oo la Toogtay

Posted on June 24, 2019June 24, 2019 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Sarkaalkii abaabulay afgambigii fashilmay ee ka dhacay gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya ayaa maanta la shaaciyay… Sii akhri

XAAF oo diiday inuu is-casilo iyo wadahadallo weli ka socda Dhuusa-mareeb

Posted on June 23, 2019June 23, 2019 by PP-Muqdisho

Dhuusa-mareeb (PP) ─ Wararka laga helayo degmada Dhuusa-mareeb oo xarun u ah maamulka Galmuduga ayaa sheegaya inay weli ka socdaan… Sii akhri

Faahfaahin ku saabsan Af-gambigii fashilmay ee ka dhacay Gobolka Amxaarada ee Itoobiya

Posted on June 23, 2019June 23, 2019 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa sheegay in la dilay taliyihii guud ee ciidamada Itoobiya, Jen.… Sii akhri

Kulamo la doonayo in lagu xalliyo Khilaafka Galmudug oo ka socda Dhuusa-mareeb

Posted on June 22, 2019June 22, 2019 by PP-Muqdisho

Dhuusa-mareeb (PP) ─ Kulamo lagu qancinaayo dhinacyadda iska soo horjeedda ee maamulka Galmudug ayaa ka socda magaalada Dhuusa-mareeb oo ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close