Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Xasan Sheekh oo DF uga digay fara-gelinta ay ku hayso Dowlad-goboleedyada dalka ka jira

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynihii hore ee Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya dowladda federaalka ah iyo… Sii akhri

Posted on July 1, 2019July 1, 2019 by PP-Muqdisho

RW Khayre oo dib ugu laabtay Dhuusa-mareeb kulammana la leh Hoggaanka Ahlu-sunna

Posted on June 30, 2019June 30, 2019 by PP-Muqdisho

Dhuusa-mareeb (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay dib ugu laabtay Magaalada Dhusa-mareeb… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Qayb-galay Janaasadii Marxuum Maxamed Qanyare Afrax

Posted on June 30, 2019June 30, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qayb-galay salaadda janaasada Alle ha u naxariistee Marxuum, Maxamed Qanyare… Sii akhri

Mid ka mid ah Hoggaamiye kooxeedyadii ugu awoodda badnaa Muqdisho oo geeriyooday

Posted on June 29, 2019June 29, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ahaa hoggaamiye koxeedyadii Muqdisho ayaa goor-dhaw ku geeriyooday Isbitaalka Difgeer ee… Sii akhri

Xulista Xildhibaanada cusub ee Jubbaland oo laga billaabay Magaalada Kismaayo

Posted on June 29, 2019June 29, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa waxaa laga bilaabay xulista xildhibaannada cusub ee maamulkaas uu yeelanayo,… Sii akhri

Turkiga oo lagu maxkamadeynayo Haweeney afla-gaadeysay Madxweyne Rajab Erdogan

Posted on June 29, 2019June 29, 2019 by PP-Muqdisho

Istanbul (PP) ─ Haweeney siyaasiyad ah oo u dhaslatay Turkiga laguna magacaabo, Kanan Kavtangi-oglu ayaa maxkamad lagu soo taagay Istanbul… Sii akhri

Ururka Al-shabaab oo Toogasho ku dilay Nin ay sheegeen inuu ku kacay dambi fool xun

Posted on June 28, 2019June 28, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Al-shabaab  ayaa goob fagaare ku taalla deegaanka Tooratoorow oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose waxay ku toogteen… Sii akhri

Kenya oo shaacisay inay xaq u leedahay inay si gaar ah ula macaamisho Somaliland

Posted on June 28, 2019June 28, 2019 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Waxaa aad u sii kordhahaya xiriirka ka dhaxeeya jamhuuriyadda iskeeda madax banaanida ugu dhowaaqday ee Somaliland iyo… Sii akhri

Ganacsade lagu dilay duleedka Muqdisho iyo ruux dagaal la galay Ciidammo Booliis ah

Posted on June 28, 2019June 28, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ganacsade lagu magacaabi jiray Cabdi Bashiir Muuse ayaa laga dhex-toogtay gellinkii dambe ee shalay gaari kuwa dadweynaha… Sii akhri

YARIISOW: Shacabka Xamar way ku amaanan yihiin kaalintooda Maalmaha Xorriyadda

Posted on June 28, 2019June 28, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo Taalada Dhagaxtuur ee Degmada Waaberi… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close