Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Wasaarada Caafimaadka DF oo ka hor-timid go’aan kasoo baxay Maamulka G/Banaadir

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Caafimaadka Somalia, ayaa ka biyo-diidday go’aan dhawaan kasoo baxay maamulka gobolka Banaadir, kaasoo ku aadan qaadasha… Sii akhri

Posted on July 6, 2019July 6, 2019 by PP-Muqdisho

Ururka Al-shabaab oo mar kale toogtay rag uu ku eedeysay inay Jaajuusiin ahaayeen

Posted on July 5, 2019July 5, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxda Al-shabaab ayaa waxay toogasho ku fuliyeen mar kale shan qofood oo ay ku eedeeyeen inay basaabiisn… Sii akhri

Shirkadda Maamusha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo loo kordhiyay heshiiskii shaqo

Posted on July 5, 2019July 5, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xukuumadda Soomaaliya, ayaa faahfaahisay heshiiska ay shirkadda Favori ee maamusha garoonka diyaaradaha Xamar loo kordhiyay, kaasoo dhawrkii… Sii akhri

Somaliland oo jawaab ka bixisay go’aankii ay dowladda Somalia xiriirka ugu jartay Guinea

Posted on July 5, 2019July 5, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Iyadoo dowladda Somalia ay shalay ku dhawaaqday inay xiriirka u jartay dalka Guinea oo ku yaalla Galbeed… Sii akhri

Maamulka Gobolka Banaadir oo Amar cusub kusoo rogay Dadka ka Dhoofaya Muqdisho

Posted on July 4, 2019July 4, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maamulka Gobolka Banaadir ayaa markii ugu horreysay amar culus kusoo rogay dadka ka dhoofaya garoonka diyaaradaha Aadan… Sii akhri

Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida oo Xukun ku Ridday Ruux lagu eedeeyay Dambi Culus

Posted on July 4, 2019July 4, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maxkamada darajada koowaad ee Ciidanka Qalabka Sida ee Somalia, ayaa waxay ku riday nin lagu eedeeyay inuu… Sii akhri

Dalalka iyo Ururada Daneeya Soomaaliya oo Qoraal kasoo saaray xaaladda Galmudug

Posted on July 3, 2019July 3, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Iyadoo dhawaan ra’iisul wasaaraha Somalia iyo wafdi uu hoggaaminayo ay booqasho ku marayeen deegaanno ka tirsan Galmudug,… Sii akhri

Cuqaasha Galmudug oo ku kala Qayb-samay hadal uu Khayre ka sheegay Dhuusa-mareeb

Posted on July 3, 2019July 3, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul wasaaraha Somalia ayaa shalay ka jeediyay degmada Dhuusa-mareeb ee xarunta gobolka Galguduud in doorashada soo aadan… Sii akhri

Diyaaradda Qatar Airweys oo Duullimaadyo Toos ah ka billowday Magaalada Muqdisho

Posted on July 1, 2019July 1, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shirkadda diyaaradaha Qatar Airways ayaa maanta si rasmi ah uga billowday Muqdisho duulimaadyo toos ah, iyadoo mid… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Xuska 1-da Luuliyo kala qayb-galay Kumannaan shacab ah

Posted on July 1, 2019July 1, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo kaga qayb-galay Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Munaasabadda Xuska 1-da Luuliyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close