Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Somaliland oo eedeyn u jeedisay Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa siyaasad ku eedeeyay hay’adaha Qaramada Midoobay iyo kuwa kale samafalka ee ka howlgala degaannada… Sii akhri

Posted on October 28, 2020October 28, 2020 by Liban Yusuf

EU backs Nigeria’s Okonjo-Iweala to lead the WTO

Posted on October 28, 2020October 28, 2020

The EU will back Ngozi Okonjo-Iweala as the next director-general of the World Trade Organization, boosting the Nigerian’s frontrunner status.… Sii akhri

Taariikhda Qadiimka ah ee Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed – Qabtii 4aad

Posted on October 28, 2020October 28, 2020

XILLIGII PARSIANKA IYO SOO IFBIXITAANKII ISLAAMKA. XILLIGII PARSIANKA Parsiankii hore si la mida dadyowgii qadiimka ahaa ee aynu soo xusnay… Sii akhri

Baarlamaanka cusub ee Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay

Posted on October 28, 2020October 28, 2020 by Liban Yusuf

Guddiga farsamada soo xulista Baarlamaanka 2aad ee Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay liiska xubnaha cusub ee xildhibaanada maamulkaas. Baarlamaanka 2aad ee… Sii akhri

Maxay ka wadahadleen Qoorqoor iyo Swan?

Posted on October 27, 2020October 27, 2020 by Liban Yusuf

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta kulan ku yeeshay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi uu hoggaaminayo Ergayga Xoghayaha Guud… Sii akhri

Qarax iyo toogasho ka dhacay Muqdisho

Posted on October 27, 2020October 27, 2020 by Liban Yusuf

Magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhaxaysa degmada Kaxda iyo Ceelasha Biyaha waa maanta ka dhacay dil toogasho iyo qarax… Sii akhri

Dilalka qorsheysan ee ganacsatada oo ku soo badanaya Kismaayo

Posted on October 26, 2020October 27, 2020 by Liban Yusuf

Magaalada Kismaayo waxaa maanta galinkii dambe lagu dilay Cabdullaahi Sheekh Cabdisaam (Shigshigow) oo ahaa maamulihii Amal Bank Kismaayo. Dilka ayaa… Sii akhri

Afar caruur ah oo miino ku dishay Galgaduud

Posted on October 24, 2020October 24, 2020 by Liban Yusuf

Afar wiil oo arday ahaa ayaa shalay oo Jamce ahayd miino ku dishay degaanka Bangeelle oo hoostaga degmada Caabudwaaq ee… Sii akhri

UNSOM Sends a Patronising Message to Somali Stakeholders

Posted on October 23, 2020October 23, 2020

Mogadishu (PP Opinion) — Somalia has entered the election season. The deal on the electoral model paved the way for… Sii akhri

Taariikhda Qadiimka ah ee Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed – Qabtii 3aad

Posted on October 21, 2020October 21, 2020

XILLIGII GIRIIGA IYO ROOMAANKA. Dagal-baarayaasha iyo taariikhyahannada xaddaaradihii hore midkoodna hashiis kuma aha halka rasmigaa ee ay yihiin labada dhul… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close