Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Farmaajo oo markii ugu horeysay ka qeyb galaya shirka Qaramada Midoobay ee New York

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u amba-baxay dalka Maraykanka, si ay uga… Sii akhri

Posted on September 22, 2019September 22, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweyne Deni oo gudoodi kaga baxay Garowe

Posted on September 22, 2019September 22, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo wafdi uu hogaamniyao ayaa xalay gudoodi kaga baxay caasimadda Garowe. Madaxweyne Deni ayaa xalay… Sii akhri

James Swan oo baaq u diray shacabka Soomaaliyeed

Posted on September 21, 2019September 21, 2019 by Liban Yusuf

Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa Soomaalida ugu baaqay in ay soo afjaraan colaadda, toogashada macno darrada… Sii akhri

DFS oo lacag dheeraad ah u qorsheysay dowlad gobaleedyada

Posted on September 19, 2019September 19, 2019 by Liban Yusuf

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo guud ahaan looga hadlay dhaqaalaha iyo… Sii akhri

Midowga Yurub oo masuul cusub u magacaabay Hawlgalka EUCAP Somalia

Posted on September 19, 2019September 19, 2019 by Liban Yusuf

Maanta, Chris Reynolds waxaa loo magacaabay Madaxa Howlgalka EUCAP Somalia. Wuxuu shaqada kala wareegayaa Maria-Cristina Stepanescu (oo ka socotay Dalka Romania)… Sii akhri

Jubbaland oo sheegtay in shir aan ruqsad looga haysan lagu qaban karin Kismaayo

Posted on September 19, 2019September 19, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo khamiis ah 19 September 2019 shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiirada. Kulanka ayaa… Sii akhri

Beledweyne: Qarax miino oo la fashiliyay

Posted on September 19, 2019September 19, 2019 by Liban Yusuf

Ciidamada ammaanka ee ka howgala magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa fashiliyay qarax miino oo la dhigay waddada isku xirta… Sii akhri

Qarax lala eegtay injineero Turkish ah oo dhisa wada Muqdisho iyo Afgooye

Posted on September 18, 2019September 18, 2019 by Liban Yusuf

Waxaa maanta duleedka magaalada Muqdsiho, gaar ahaan aaga Jaamacada Shabeelle ka dhacay qarax khasaaro geystay. Qaraxa oo ahaa miino dhulka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo u safray Garacad

Posted on September 18, 2019September 18, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor-dhaweyd safar dhanka cirka ah ugu ambabaxay deeegaan xeebeedka Garacad… Sii akhri

Taliyaha Sirdoonka Angola oo yimid Muqdisho

Posted on September 17, 2019September 17, 2019 by Liban Yusuf

Taliyaha Sirdoonka wadanka Angola ayaa booqasho aan horay loo shaacin ku yimid magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo hay’adda Nabadsugida… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close