Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Shirka Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika oo furmay

Magaalada Sochi ee dalka Ruushka waxaa maanta ka furmay shirkii Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika. Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo… Sii akhri

Posted on October 23, 2019October 24, 2019 by Liban Yusuf

Yuu Axmed Madoobe u magacaabay ku xigeenadiisa?

Posted on October 22, 2019October 22, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magacaabay labada Madaxweyne ku xigeen ee maamulkiisa. Wareegto ka soo baxaday… Sii akhri

Garoowe oo qiiqdey, Sidee wax u dhaceen shaley?

Posted on October 22, 2019October 22, 2019 by Liban Yusuf

Inta aan ogahay waxa ay aheyd markii ugu horeysey ee Taayiro dab la qabadsiiyay lagu gubbo goobta caanka ah ee… Sii akhri

Ganacsade caan ah oo lagu dilay Kismaayo

Posted on October 20, 2019October 21, 2019 by Liban Yusuf

Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka maamulka Jubbaland waxaa caawa fiidkii lagu dilay ganacsade caan ah. Allaha u naxariisee… Sii akhri

Boosaaso: Madaxweynaha Puntland oo booqday Cisbitaalka Guud iyo xarunta gobolka

Posted on October 20, 2019October 20, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeer ku tegey Cisbitaalka Guud ee Boosaaso iyo xarunta Gobolka Bari. Kormeerka waxaa… Sii akhri

Xilkasnimo la’aantaada: Han dhintay iyo hurguri (Q4)

Posted on October 20, 2019October 20, 2019 by Liban Yusuf

Midowgii Soofiyeeti oo hoggaaminayey xoogaggii Waarsow ee siyaasaddii garabka bidix caalamkana u ahaa miisaan siyaasadda lagu cabbiro, marka la barbardhigayo… Sii akhri

Masuuliyiin ka tirsan Puntland, Isimo iyo Waxgarad kale oo ka qayb galay Caleemo Saarka Nabadoon Nuur Jaamac Raage

Posted on October 10, 2019October 10, 2019 by Liban Yusuf

Munaasabad ballaaran oo maanta ka dhacday magaalada Garoowe ayaa lagu Caleemo saaray Nabadoon Nuur Jaamac Raage oo ka mid noqday… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo taliyeyaal u magacaabay Cabdixamiid Maxamed Dirir iyo Bariise

Posted on October 10, 2019October 10, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo darajada Sarreeye Guuto u dalacsiiyey Maxamed Cali Bariise ayaa wareegto ugu… Sii akhri

Xilkasnimo la’aantaada: Puntland, sharci la’aanta oo sharci noqotay! (Q3)

Posted on October 9, 2019October 9, 2019 by Liban Yusuf

Magaalada London waxaa ku nool 17 million oo ruux marka lagu daro dadka gobollada ka soo shaqa taga, Qaahira-na waxaa… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo magacaabay Taliyaha Booliska Nugaal

Posted on October 7, 2019October 8, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Taliye cusub u magacaabay qaybta Booliska gobolka Nugaal. Madaxweyne Deni ayaa Taliyaha qaybta gobolka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close