Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Dowladda Soomaaliya oo dib u bilaabaysa bixinta Baasaboorka

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay dib u bilaabi doonto bixinta Baasaboorka, oo muddo dhowr bilood ah… Sii akhri

Posted on July 11, 2020July 11, 2020 by Liban Yusuf

Villa Somalia oo war ka soo saartay baaqa Golaha Wasiirada ee doorashooyinka

Posted on July 9, 2020July 9, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay baaqa Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in… Sii akhri

Khayre oo ka cabsi qaba muddo kordhin loo sameeyo dowladda

Posted on July 9, 2020July 9, 2020 by Liban Yusuf

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo maanta guddoomiyay shirka Golaha wasiirrada oo looga hadlay doorashada 2020-2021, ayaa caddeeyay… Sii akhri

Galmudug oo beenisay warar laga faafiyay iyo wararkii ugu dambeeyay ee shirka Dhuusamareeb

Posted on July 8, 2020July 8, 2020 by Liban Yusuf

Galmudug ayaa ka hadashay warar laga faafiyay ciidamada Booliska gaar ah Federaalka (Haramcad) ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb. Wasiirka Warfaafinta… Sii akhri

Ciidamo Boolis ah oo qarax lagula eegtay Muqdisho

Posted on July 8, 2020July 8, 2020 by Liban Yusuf

Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa maanta qarax lagula eegtay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka madaxtooyadii Cabdiqaasim ee degmada Hodan.… Sii akhri

Weriye lagu qaadayo qodobo dhacay oo ah Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed

Posted on July 7, 2020July 7, 2020 by Liban Yusuf

Maanta oo Talaado ahayd waxaa Maxkamadda gobolka Banaadir ka soo hor-muuqday tafaftiraha warbaahinta Goobjoog, Weriye Cabdicasiis Axmed Gurbiye. Weriye Cabdicasiis… Sii akhri

Khayre oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Posted on July 5, 2020July 5, 2020 by Liban Yusuf

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ku maqnaa dalka Qadar ayaa maanta galinkii dambe dib ugu soo… Sii akhri

Qorshe ay Muuse Biixi iyo wafdi Kenya isku afgarteen oo fashilmay

Posted on July 4, 2020July 7, 2020 by Liban Yusuf

Maalin ka hor waxaa Somaliland yimid wafdi isugu jiray xildhibaano iyo ganacsato ka socday gobolka Meru ee dalka Kenya, kuwaas… Sii akhri

Maxay kawada hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo Danjiraha Shiinaha?

Posted on July 4, 2020July 4, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku kulmay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Qin Jian. War-saxaafadeed ka soo… Sii akhri

Mahdi Guuleed oo ugu baaqay Baarlamaanka in aysan aqbalin Madasha Qaranka

Posted on July 3, 2020July 3, 2020 by Liban Yusuf

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo xalay hadal ka jeediyay munaasabad uu soo qabanqaabiyay maamulka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close