Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka degay Dhuusamareeb

Xasan Cali Kheyre, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta galinkii dambe ka degay magaalaa Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, halkaas… Sii akhri

Posted on July 14, 2020July 14, 2020 by Liban Yusuf

Garowe: Maxaabiis la dhaawacay

Posted on July 13, 2020July 14, 2020 by Liban Yusuf

Askari ka tirsan Booliska Puntland ayaa maanta galinkii dambe oo Isniin ahayd dhaawacay labo maxbuus oo ku xirnaa saldhiga bartamaha… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo go’aamisay in Saddex maalin Calanka hoos loo dhigo

Posted on July 13, 2020July 13, 2020 by Liban Yusuf

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta guddoomiyay shir ay isugu yimaadeen Guddiga qabanqaabada aaska Qaran… Sii akhri

Shan qodob oo ka soo baxay shirkii Dhuusamareeb

Posted on July 13, 2020July 13, 2020 by Liban Yusuf

Shirkii wadatashiga ee madaxda dowlad goboleedyada dalka uga socday magaalada Dhuusamareeb ayaa laga soo saaray war-murtiyeed. Shirka oo looga hadlay… Sii akhri

Kheyre iyo Deni oo guddiyo magacaabay

Posted on July 13, 2020July 13, 2020 by Liban Yusuf

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Guddi u magacaabay diyaarinta Aaska qaran ee Marxuum Xasan abshir Faarax… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare hore Soomaaliya oo geeriyooday iyo taariikhdiisa oo kooban

Posted on July 12, 2020July 12, 2020 by Liban Yusuf

Allaha u naxariistee Ra’iusul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa ku geeriyooday dalka Turkiga. Xasan Abshir Faarax ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida madaxweynihii hore Puntland

Posted on July 12, 2020July 12, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee madaxweynihii hore Puntland… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo dib u bilaabaysa bixinta Baasaboorka

Posted on July 11, 2020July 11, 2020 by Liban Yusuf

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay dib u bilaabi doonto bixinta Baasaboorka, oo muddo dhowr bilood ah… Sii akhri

Villa Somalia oo war ka soo saartay baaqa Golaha Wasiirada ee doorashooyinka

Posted on July 9, 2020July 9, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay baaqa Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in… Sii akhri

Khayre oo ka cabsi qaba muddo kordhin loo sameeyo dowladda

Posted on July 9, 2020July 9, 2020 by Liban Yusuf

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo maanta guddoomiyay shirka Golaha wasiirrada oo looga hadlay doorashada 2020-2021, ayaa caddeeyay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close