Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Madaxwayne Gaas iyo wafdigiisa oo kusoo wajahan Puntland

Muqdisho(Puntland Post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Cali (Gaas) iyo wafdigiisii ka qayb galay shirka Muqdisho ayaa lagu wadaa inay maanta soo… Sii akhri

Posted on April 13, 2016April 13, 2016 by Ducaale

Wasarada Amniga Puntland oo go’aan kasoo saartay Itoobiyaanka alaabta ku wareejiya xaafadaha

Posted on April 12, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa mamnuucday Itoobiyiinka maacuunta ku wareejiya xaafadaha magaalooyinka Puntland kuwaasoo ay Soomaalidu u taqaano… Sii akhri

AKHRISO: War-murtiyeedkii kasoo baxay shirkii madaxda ee magalada Muqdisho

Posted on April 12, 2016April 12, 2016 by Ducaale

MADASHA HOGAANKA QARAN- WAR-MURTIYEED 1. Madasha Hoggaanka Qaran ayaa kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho 9-ka ilaa 11-ka bisha Abril 2016.… Sii akhri

Taliyaha ciidanka Booliska Puntland oo magacabaay guddi kala saari doono dadka howlgalada lagu soo qabto

Posted on April 12, 2016April 12, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Maanta oo Talaado ah waxaa Garowe kulan isugu yimi Saraakiisha Booliiska Puntland, kuwaas oo ka shiray Amaanka guud… Sii akhri

Ciidanka oo gacanta kusoo dhigay rag Al-Shabab lala xiriirinayo oo Garowe ku dhuumanayay

Posted on April 11, 2016April 11, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Taliyaha ciidanka booliska Gobalka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir ayaa 9-ka Bishaan April sheegay howlgal ay ciidanku ka fuliyeen… Sii akhri

Agaasimayaasha guud ee waxbarashada iyo xanaanada xoolaha oo xilka la kala wareegay

Posted on April 11, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Waxaa maanta xarumaha wasaradda waxbarashada iyo xanaanada xoolaha Puntland lagu qabtay labo munaasibadood oo ay xilalka kula kala… Sii akhri

Howlgalo ammaanka lagu sugayo oo laga bilaabay magalada Gaalkacyo

Posted on April 11, 2016 by Ducaale

Gaalkacyo(Puntland Post) Howlgalo ammaanka lagu adkaynayo ayaa laga bilaabay magalo madaxda Gobalka Mudug ee Gaalkacyo. Goobaha dadku ku badan yihiin… Sii akhri

Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo xaalada abaaraha kala shiray Hay’addaha Garowe ka shaqeeya

Posted on April 10, 2016April 10, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa maanta oo Axad ah kulan balaaran kula qaatay xarunta madaxtooyada… Sii akhri

WAR-DOONKA SOOMAALIYEED!

Posted on April 10, 2016 by Ducaale

Qaab adeega war-doonka xorta ah ee dunida waa Istaraatiijiyad u jihaysan xog-raadin cayiman oo ahmiyad weyn loo arkayo soo bandhigeeda… Sii akhri

Gabdho Soomaaliyeed oo ku nool Sweden ayaa lacag ugu deeqay ciidanka Puntland

Posted on April 10, 2016April 10, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Qurba-joogta reer Puntland ee Sweden ayaa lacag ugu yaboohay ciidamadii dhawaan ku dhaawacmay dagaalkii lala galay firxadka Al-Shabaab,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close