Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Raashin loo qaybiyay qoysas dan yar ah oo abaartu ku saamaysay degmada Xin-galool

110 Qoys oo ku nool dagmada Xingalool ee Gobolka Sanaag, halkaas oo ay saamaysay Abaartii gobolka ka dhacday ayaa loo… Sii akhri

Posted on April 16, 2016 by Ducaale

Agaasimaha cusub ee wasaradda Deegaanka oo maanta xilka la wareegtay (Sawirro)

Posted on April 16, 2016 by Ducaale

Garowe (Puntland Post) Agaasimaha cusub ee wasaaradda deegaanka Puntland Muno Daahir Dalmar ayaa maanta la wareegtay xilka cusub ee lasoo… Sii akhri

Dowladda Marocco oo Soomaaliya ka taageeri doonta Amaanka

Posted on April 16, 2016 by Ducaale

PUNTLAND POST-Ra’iisul wasaaraha Dowladda fadaraalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa dalka Turkiga kula kulmay Wasiirka arrimaha dibadda ee Morocco Salaaxudiin Miswaar,… Sii akhri

Gudoomiyaha Haweenka Puntland oo dadaal ugu jirta sidi kor loogu qaadi lahaa dowrka haweenka ee siyaasada

Posted on April 16, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Gudoomiyaha ururka Haweenka Puntland Marwo Khadro Maxamed Jaamac ayaa sheegtay inay dadaal ugu jirto sidii haweenka Puntland u… Sii akhri

Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo ka qayb galay munaasid arday ka qalin jabisay Jaamacadda PSU

Posted on April 15, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post)Jaamacadda Puntland State {PSU} ayaa waxaa qalinjabiyey arday dhameystay kuliyadaha Barashada Cilmiga Bulshada Gaar ahaan Development Study Iyo Kuliyadda… Sii akhri

Masuuliyiin ka socda Jubbaland oo Garowe u yimi waayo aragnimo shaqo iyo wax kororsi

Posted on April 14, 2016April 14, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post)Mas’uuliyiin ka socda waxbarashada Jubbaland oo maalmahan ku sugnaa Wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa ujeedadedu ahayd inay khibrad… Sii akhri

Madaxwaynaha DFS oo dhigiisa dalka Suudaan kala hadlay is-kaashiga xagga horumarka iyo dowladnimada

Posted on April 14, 2016 by Ducaale

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Suudaan, Field Marshal Cumer Xassan Axmed Al-Bashir ayaa kulan… Sii akhri

Shacabku sidee uga qayb qaadan karaan dadaalada ammaanka Puntland lagu adkaynayo?

Posted on April 13, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Tan iyo markii koox ka tirsan Al-SHabab duulaan kusoo qaadeen xeebaha Mudug iyo Nugaal waxaa korortay dadaalada lagu… Sii akhri

Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo bogaadiyay wax soo saarka beeraha Puntland

Posted on April 13, 2016April 13, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Wasaradda Beeraha iyo waraabka Puntland ayaa maanta xustay maalintii loo asteeyay maalinta beeraha Puntland kuna beegan 12-ka April… Sii akhri

Gabdhaha Soomaaliyeed ee ku nool Sweden oo deeq raashin ah soo gaarsiiyey ciidamada Puntland

Posted on April 13, 2016April 13, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post)-Deeq raashin ah ayaa waxaa ciidamada difaaca Puntland maanta gaarsiiyey Gabdhaha beesha meheri ee ku nool cariga Sweden ,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close