Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Agaasimihii dhowaan loosoo magacaabay wasarada Dastuurka Puntland oo is-casilay

Garowe(Puntland Post) Agaasimihii hore ee wasaradda Deegaanka Cabdirisaaq Bogcad oo dhowaan madaxwayne Gaas u badalay wasaradda Dastuurka ayaa qoraal uu… Sii akhri

Posted on April 10, 2016 by Ducaale

Kal-fadhiga Baarlamaanka DFS oo maanta furmaya iyo madaxda oo khudbado ka jeedinaysa

Posted on April 10, 2016 by Ducaale

Muqdisho(Puntland Post) Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta furmaya, kaasoo noqonaya kalfadhigii ugu dambeeyay ee Baarlamaankii la soo… Sii akhri

Safiirka DFS u qaabilsan Maraykanka oo maanta Garowe ka dhoofay kana hadlay socdaalkiisa

Posted on April 9, 2016April 9, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Safiirka dowladda Soomaaliya ee Maraykanka Danjire Axmed Ciise Cawad oo maalmahan ku sugnaa magalo madaxda Puntland ee Garowe… Sii akhri

Gudoomiyaha Gobalka Nugaal oo Garowe kula shiray Mayarada degmooyinka Gobalka

Posted on April 9, 2016April 9, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Gudoomiyaha Gobalka Nugaal mudane Cumar Cabdilaahi Farawayne ayaa maanta kulan muhiim ah xaruntiisa Gobalka kula qaatay gudoomiyaasha degmooyinka… Sii akhri

Koobka kubadda cagta ee Ardayda Jaamacadda Boasso oo lasoo gaba-gabeeyay

Posted on April 9, 2016April 9, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland POST) Waxaa magalada Garowe gaar ahaan garoonka kubadda cagta iyo jir dhiska ee Clasic Stadiuom kusoo dhammaaday koob u… Sii akhri

Minnepolis oo qalab dab demis ugu deeqday magalada Bosaso ee Gobalka Bari

Posted on April 9, 2016 by Ducaale

Minnepolis(Puntland Post) Gudoomiyaha degmada Lixaad ee magalada Minnepolis Cabdi Yaasiin Warsame ayaa ku guulaystay taariikhda markii ugu horaysay inuu soo… Sii akhri

Cabdiraxmaan Farole oo sheegay haddii uu guulayso inuu soo celinayo dowlad-nimadii Somalia

Posted on April 9, 2016April 9, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Madaxwaynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Farole haddana ah murashax madaxwayne 2016 ayaa waraysi uu siiyay idaacada SBS laanteeda Afka-Soomaaliga… Sii akhri

Gudoomiyaha xaquuqda aadanaha PL oo la kulmay masuuliyiin ka socda Gollaha Bad-baadada Koonfur Galbeed

Posted on April 8, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Xubno ka socda Gollaha Bad-baadada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo waxgaradka, aqoon yahano, ganacsato ka socdey beesha Digil iyo… Sii akhri

Safiirka Soomaaliya ee Maraykanka oo kulan la qaatay Ardayda Jaamacadda PSU Garowe

Posted on April 8, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan waddanka Maraykanka Danjire Axmed Ciise Cawad oo maalmahan ku sugnaa magalada Garowe… Sii akhri

BUUGGA DANTA DERBI-JIIFKA YAA DACAY? OO BOORAMA LAGU SOO BANDHIGAY

Posted on April 8, 2016April 8, 2016 by Ducaale

Waxaa xalay Rays Hotel, ee magaalada Boorama ka dhacday xaflad heersare ah, oo lagu soo bandhigayey buugga Danta Derbi-jiifka Yaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close