Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Maxkamada sare ee Soomaaliya oo dhegaysan doonta dacwad uu dowladda ka gudbiyay Xisbiga Himilo Qaran

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in maalmaha soo socda la qaadi doono dacwad Xisbiga Himilo… Sii akhri

Posted on November 12, 2019November 12, 2019 by News Office

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Nairobi

Posted on November 11, 2019November 11, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaas… Sii akhri

Xafiiska Ra’iisul wasaare Khayre oo faahfaahiyay qodobada looga hadlayo Shirka Paris

Posted on November 11, 2019November 11, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ay qayb ka yihiin wasiirrada Amniga iyo… Sii akhri

Al-shabaab oo la sheegay in ay ka baxday degaanno ka tirsan koonfurta gobolka Mudug

Posted on November 11, 2019November 11, 2019 by News Office

Warbaahinta dowladda Soomaaliya, ayaa sheegtay in malayshiyaadka Al-shabaab ay isaga baxeen degaanno ka tirsan koonfurta gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya.… Sii akhri

Maxkamadda Boosaaso oo xukun ridday

Posted on November 11, 2019November 11, 2019 by News Office

Maxkamadda Derejada kowaad ee degmada Boosaaso, ayaa xukuntay laba dhalinyaro ah oo ku eedaysan, in ay dhac iyo furasho u… Sii akhri

Madaxweynaha Shiinaha iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray dalka Giriiga

Posted on November 11, 2019November 11, 2019 by News Office

Madaxweynaha dalka Shiinaha Mr. Xi Jinping ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magalada Athenis ee dalka Griigga ,halkasi oo loogu… Sii akhri

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo war ka soo saartay hanjabaadii Sheikh Shariif

Posted on November 11, 2019November 11, 2019 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka jawaabtay hadal ka soo yeeray madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed, oo si… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo dhagax-dhigay Mashruuca dayactirka wadada isku xirta Garoowe iyo Boosaaso

Posted on November 10, 2019November 10, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta dhagax dhigay Mashruuca Dayactirka Wadada isku xirta Garoowe-Boosaaso iyo Wadada Isku xirta… Sii akhri

Gen Canshuur: Ciidanka wax saamayn ah kuma yeelan xilka qaadistii Dhoobo-daareed

Posted on November 10, 2019November 10, 2019 by News Office

Taliyaha Qeybta 9-aad ee ciidanka Daraawiishta dowladda Puntland ee fadhigoodu yahay gobolka Sanaag S/Guuto Cabdullaahi Cumar Canshuur oo si kooban… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo ka baaqday safarkii Beledweyne

Posted on November 10, 2019November 10, 2019 by News Office

Wefdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo lagu waday in ay maanta u safraan magaalada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close