Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wefdigii Sheikh Shariif iyo Xassan Sheikh oo la fasaxay

Wefdiga ay hoggaaminayaan madaxweynayaashii hore ee dalka Xassan Sheikh Maxamuud iyo Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo saaka lagu xannibay garoonka… Sii akhri

Posted on November 10, 2019November 10, 2019 by News Office

Sheikh Shariif iyo Xassan Sheikh oo lagu xannibay garoonka diyaaradaha Muqdisho

Posted on November 10, 2019November 10, 2019 by News Office

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in muran ka aloosanyahay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, kaddib markii maamulka Garoonka uu… Sii akhri

Dhoobo-daareed oo mar kale sheegay in uu weli yahay guddoomiyaha Baarlamanka Puntland

Posted on November 9, 2019November 9, 2019 by News Office

Guddoomiyihi xilka laga qaaday ee Baarlamanka Puntland, Cabdixakiin Maxamed Axmed oo galabta warbaahinta kula hadlay degmada Xiingalool ee gobolka Haylaan,… Sii akhri

Habraaca doorashada guddoomiyaha Baarlamanka Puntland oo la shaaciyay

Posted on November 9, 2019November 9, 2019 by News Office

Guddiga doorashada guddoomiyaha Baarlamanka dowladda Puntland, ayaa Sabtida maanta shaaciyay habraaca iyo shuruudaha doorashada oo sida qorshaysan la qaban doono… Sii akhri

Puntland: Maxaa ka jira in dowladda Federaalka ciidamo ka qoratay Mudug?

Posted on November 9, 2019November 9, 2019 by News Office

Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowladda Puntland, Axmed Muuse Nuur oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Puntland Post, ayaa  si adag… Sii akhri

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Bardaale

Posted on November 9, 2019November 9, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed  Laafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray degmada Bardaale oo ay… Sii akhri

Mudaharaad ka dhacay deeegaano ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida

Posted on November 9, 2019November 9, 2019 by News Office

Dibad-baxyo looga horjeedo madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustaf Muxumed Cumar Cagjar ayaa maalmihii la soo dhaafay ka socday deegaanno kala… Sii akhri

Wefdi ka socda dowladda Ethiopia oo ku wajahan magaalada Muqdisho

Posted on November 9, 2019November 9, 2019 by News Office

Wefdi ka kooban wasiiro ka socda dowladda Ethiopia ayaa lagu wadaa in ay maalinta berriya soo gaaraan magaalada Muqdisho ee… Sii akhri

Ciidamo ka goostay Ahlusunna oo ku biiray dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted on November 9, 2019November 9, 2019 by News Office

Askar ka tirsanaa malayshiyaadka Ahlu Sunna oo  isaga baxay magaalada Dhuusamareeb ayaa sida la sheegayo  ku biiray ciidamada dowladda Soomaaliya… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo Maal-geshi ugu baaqday dalalka NORDIC

Posted on November 8, 2019November 8, 2019 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa ka qeybgalay Shirka 18aad ee Wasiirada Arrimaha Dibadda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close