Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Sheikh Shaakir oo ka digay in dowladda Federaalku qalalaaso ka riddo Galmudug

Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan, oo maalmo ka hor loo doortay madaxweynaha Galmudug Garabka Ahlusunna, ayaa digniin adag  ka soo… Sii akhri

Posted on February 2, 2020February 2, 2020 by News Office

Xaaf oo ku amray Ciidamada Galmudug jooga in aysan Sheegan karin Federaal

Posted on February 2, 2020February 2, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), oo xalay hadal ka jeediyay Gaalkacyo, ayaa si kulul uga hadlay doorashada… Sii akhri

Qalbi-dhagax oo diiday in uu Cafiyo Sanbalooshe

Posted on February 2, 2020February 2, 2020 by News Office

Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo ka tirsan ururka ONLF ayaa ka jawaabay codsi dhawaan ka yimid Taliyihii hore ee NISA… Sii akhri

Safiirka Maraykanka oo war ka soo saaray doorashada Galmudug

Posted on February 2, 2020February 2, 2020 by News Office

Safiirka dowladda Mareykanaka  u qaabilsan Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa xalay war ka soo saaray doorashada madaxtinimada Galmudug oo sida qorshaysan… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya

Posted on February 1, 2020February 1, 2020 by News Office

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa  maanta oo Sabtiya  xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Amb. Nicolas… Sii akhri

Puntland oo bilowday baaritaanka Corona Virus

Posted on February 1, 2020February 1, 2020 by News Office

Wasaaradda caafimaadka Puntland, ayaa maanta oo Sabtiya  garoonka diyaaradaha General Mohamed Abshir ee caasimadda Garoowe ka daahfurtay, baaritaanka dadka ka… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday Olole wacyi-gelin oo ku saabsan dib u-eegista Dastuurka

Posted on February 1, 2020February 1, 2020 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya maanta magaalada muqdisho ka bilowday olole ku saabsan wacyigelinta dib-u-eegista Dastuurka KMG ah ee dalka. Shirkii ugu… Sii akhri

Guddoomiyaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Posted on February 1, 2020February 1, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wefdi uu hoggaaminayo oo maalmihii lasoo dhaafay… Sii akhri

Faahfaahinta Qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho

Posted on February 1, 2020February 1, 2020 by News Office

Faah faahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa, Qarax goor dhoweyd ka dhacay Isgoyska Xoosh ee Degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho,… Sii akhri

Xassan Sheikh oo ka digay in Galmudug laga dhiso maamulo is-diiddan

Posted on February 1, 2020February 1, 2020 by News Office

Madaxweynihii hore dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Galmudug, ayaa ku baaqay in xal… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close