Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xildhibaanno si adag uga hadlay Xannibaadda Wasiir Goodax ku sameeyay Shahaadada Ardayda Puntland

Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka  ku matala Puntland, oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa waxa ay kaga hadleen khilaafka ka… Sii akhri

Posted on February 3, 2020February 3, 2020 by News Office

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo la kulmay Mas’uuliyiinta Sare ee Garsoorka Puntland

Posted on February 3, 2020February 3, 2020 by News Office

Xubno ka tirsan Guddiga KMG ee Doorashooyinka Puntland, oo uu hogaaminayo Guddomiyaha Guddiga Guuleed Saalax, ayaa saaka xarunta Guddiga kulan… Sii akhri

Dowladda Federaalka oo ciidamo ku daabulaysa gobolka Gedo

Posted on February 3, 2020February 3, 2020 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa saaka ciidamo horleh u daabushay degmooyin ka tirsan gobolka Gedo, halkaasi oo maalmihii u dambeeyay ay… Sii akhri

Maraykanka oo faahfaahin ka bixiyay duqeyn uu ka gaystay gobolka Jubada dhexe

Posted on February 3, 2020February 3, 2020 by News Office

Taliska Ciidanka Mareykanka ee Qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM, ayaa faah faahin ka bixiyay duqeyn diyaaradeed oo maalintii shalay… Sii akhri

Soomaaliya iyo Shiinaha oo iska kaashanayaa Xakamaynta coronavirus

Posted on February 3, 2020February 3, 2020 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda  Xukuumadda FederaalkaAxmed Ciise Cawad, oo Axaddii Shalay quraac sharafeed ugu sameeyay gurigiisa Muqdisho, Safiirka Shiinaha u qaabilsan… Sii akhri

Bannaan-baxyo abaabulan oo maanta ka dhacaya Dhuusamareeb

Posted on February 3, 2020February 3, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada  Dhuusamareeb waxay sheegayaan in maanta  halkaasi lagu qabanayo bannaan-baxyo lagu taageerayo madaxweynaha Shalay la doortay ee… Sii akhri

Qoor Qoor oo sheegay in uu wada-hadal la furi doono cid kasta oo tabasho qabta

Posted on February 3, 2020February 3, 2020 by News Office

Madaxweynaha shalay la doortay ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in… Sii akhri

Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo ka wada-hadlay La-dagaallanka Daroogada

Posted on February 3, 2020February 3, 2020 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa kulan Muqdisho kula qaatay Wakiil goboleedka Xafiiska… Sii akhri

Galmudug oo madaxweynihii saddexaad yeelatay iyo Maraykanka oo u hambalyeeyay

Posted on February 2, 2020February 2, 2020 by News Office

Xildhibaannada Baarlamanka Galmudug ee ku sugan magaalada Dhuusomareeb, ayaa madaxweyne u doortay Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) kadib doorasho maanta… Sii akhri

Bixinta Baasaboorka Soomaaliga oo mar kale dib u dhac ku yimid

Posted on February 2, 2020February 2, 2020 by News Office

Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa mar kale shaacisay, in uu dib u dhacay ku yimid bixinta Baasaboorka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close