Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Amniga Dhuusamareeb oo aad loo adkeeyay

Ciidamada Amniga dowladda federaalka ah Soomaaliya ayaa la sheegaya in ay adkeeyeen Ammaanka guud magaalada Dhuusamareeb xilli halkaas looga diyaar… Sii akhri

Posted on February 1, 2020February 1, 2020 by News Office

Aqalka Sare ee Soomaaliya oo maanta ka doodaya Sharciga Doorashooyinka

Posted on February 1, 2020February 1, 2020 by News Office

Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti ah waxaa ay kulan ku yeelan doonan Xarunta Aqalka… Sii akhri

Wasiir Goodax oo haddana Jaamacadaha dalka ku amray in aysan aqbalin Ardayda Reer Puntland

Posted on January 31, 2020January 31, 2020 by News Office

Wasiirka waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre, ayaa mar kale ku celiyay in Ardayda… Sii akhri

Wasiir Janan oo gaaray magaalada Kismaayo

Posted on January 31, 2020January 31, 2020 by News Office

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubbaland, ayaa xaqiijinaya in halkaasi uu maanta gaaray, Wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiid… Sii akhri

Soomaaliya oo heshiis dhanka kheyraadka Biyaha ah la gashay Marooko

Posted on January 31, 2020January 31, 2020 by News Office

Wasiirka Wasaardda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Fowsiyo Maxamed Shiikh, ayaa kulan la qaadatay dhiggeeda Boqortooyada dalka Marooko… Sii akhri

Boqor Burhaan Oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Salalah

Posted on January 31, 2020January 31, 2020 by News Office

Waxaa xalay gaaray Magaalada labaad ee dalka Cumaan ee Salalah wafti uu hoggaaminayo Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqorka Beelaha Daarood,… Sii akhri

Deni oo la kulmay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya

Posted on January 31, 2020January 31, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan Casho ah kula qaatay magaaladda Nairobi, Safiirka Dowladda Talyaaniga u qaabilsan… Sii akhri

Gaalkacyo: Hay’adda MARQAATI oo qabatay Tababar ku saabsan Musuq maasuqa

Posted on January 31, 2020January 31, 2020 by News Office

Khamiis’nimadii maanta Tariikhduna kubeegnayd 30/01/2020 Hay’ada marqaati ayaa Siminar ku saabsan ladagaalanka musuqmaasuqa ku qabatay magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka… Sii akhri

Saddex Carruur ah oo ku dhimatay Baraag ku taalla Miyiga Shilaabo

Posted on January 31, 2020January 31, 2020 by News Office

Warbaahinta dowlad degaanka Soomaalida ayaa ka soo warrantay in Saddex Carruur ah oo ay Laba ka mid ah Walaalo ahaayeen… Sii akhri

Somaliland oo heegan gelisay Shaqaale caafimaad oo ka hortaga Corona Virus

Posted on January 30, 2020January 30, 2020 by News Office

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo Khamiis ah kormeeray shaqaale iyo dhakhaatiir loo tababaray ka hortagga iyo la… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close