Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Al-shabaab oo soo bandhigtay Khasaaraha Weerarkii Ceel Saliini

Malayshiyaadka Al-shabaab, ayaa si rasmiya u soo bandhigay, sawiro muujinaya Khasaarihii ay gaarsiiyeen ciidamada Militariga dowladda Soomaaliya, kadib weerarkii Al-shabaab… Sii akhri

Posted on February 22, 2020February 22, 2020 by News Office

Garoowe: Gar-maqalka Kiiskii Hodan Shanlayste oo maanta la dhegaysanayo

Posted on February 22, 2020September 3, 2020 by News Office

Maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Nugaal, ayaa lagu wadaa in ay mar kale maanta oo Sabtiya u fariisato, dhegaysiga Gar-maqalka… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo Si deg deg ah ugu Yeertay Safiirkeedi Suudaan u fadhiyay

Posted on February 22, 2020February 22, 2020 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si deg deg ah ugu yeertay inay dalka ugu soo laabtaan Safiirka u jooga dalka Suudaan… Sii akhri

Sannad-guuradii as’aaska ciidamada Asluubta Soomaaliya oo maanta la xusayo

Posted on February 22, 2020February 22, 2020 by News Office

Ciidanka Asluubta soomaaliya ayaa Maanta xusaya sanad guuradii 50-aad ee ku beegan aas-aaskooda. Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed waxa uu ka mid… Sii akhri

Degmada Qoryooley oo xaalad go’doon ah ku jirta

Posted on February 22, 2020February 22, 2020 by News Office

Kadib Weerarkii Shabaab ay Arbacadii ku qaadeen Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabellaha Hoose, kuna burburiyeen buundadii ugu weynayd ee degmada… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka heer Federaal oo Kulan La qaatay madaxweynaha Galmudug

Posted on February 22, 2020February 22, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo ku xigeenkiisa ayaa xalay magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Guddiga doorashooyinka dowladda… Sii akhri

Soomaaliya oo ku biirtay the Hague Code of Conduct

Posted on February 21, 2020February 22, 2020 by News Office

Midowga Yurub ayaa shaaciyay, in dowladda Soomaaliya ay si rasmiya u saxiixday Xeer-Anshaxeedka loo yaqaan the Hague Code of Conduct, oo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay sharciga doorashooyinka Federaalka

Posted on February 21, 2020February 21, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda  Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda xiritaanka Kalfadhigii 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa… Sii akhri

Duqa Muqdisho Oo Amar Dul-Dhigay Guddoomiyaasha Degmoyinka Gobolka Banaadir

Posted on February 21, 2020February 21, 2020 by News Office

Shirka Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waxaana shirkan looga hadlay arrimo kala… Sii akhri

Mandheera oo laga cabsi qabo in dagaal ku dhexmaro dowlada Soomaaliya iyo Jubaland

Posted on February 21, 2020February 21, 2020 by News Office

Gudoomiyaha Ismaamulka Mandheera Cali Rooba waxa uu ka digay in uu dagaal ku dhexmaro Magaaladaas Ciidamada Dowladda Federaalka ee dhaq-dhaqaaqyada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close