Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xildhibaanada Baarlamaanka oo xaflad loogu sameeyay Villa Somalia

Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliya ayaa waxaa xalay Madaxtooyada Magaalada Muqdisho loogu sameeyay xaflad lagu soo xirayo Kalfadhiga 6aad… Sii akhri

Posted on February 21, 2020February 21, 2020 by News Office

Dawladda hoose ee Xamar oo joojisay bixinta ruqsadaha Shirkadaha Forex Market Trading

Posted on February 21, 2020February 21, 2020 by News Office

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa soo saaray Wareegto lagu mamnuucay bixinta ruqsadaha Shirkadaha ka… Sii akhri

Hoggaamiye Afrikaan ah oo loo maxkamadaynayo dilkii xiiskiisa

Posted on February 21, 2020February 21, 2020 by News Office

Booliska dalka Lesotho ayaa sheegay in ra’iisul wasaaraha dalkaas, Thomas Thabane, oo da’diisu ay tahay 80 sano jir maanta loo… Sii akhri

Ganacsiga Gaalkacyo oo maanta xiran kadib markii Puntland ku soo rogtay Canshuuro dheeriya

Posted on February 20, 2020February 26, 2020 by News Office

Goobaha ganacsiga waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, ayaa maanta oo Khamiis ah xiran, kadib markii ganacsatada magaaladu ay… Sii akhri

Soomaaliya iyo Cummaan oo heshiis ganacsi kala saxiixday

Posted on February 20, 2020February 20, 2020 by News Office

Wasiirka Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Inj; Cabdullaahi Cali ayaa Magaalada Musqat kula kulmay dhiggiisa Dalka Cumaan, Ali bin Mascuud… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo isbitaalka ku booqday askar dagaal ku soo dhaawacantay

Posted on February 20, 2020February 20, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Isbitaalka ciidamada Militariga  ku booqday askar ka tirsan ciidamadaas  oo ku dhaawacmay dagaal… Sii akhri

Shirka golaha Wasiirada Jubbaland oo looga hadlay qodoba muhiim ah

Posted on February 20, 2020February 20, 2020 by News Office

Madaxweyne kuxigeenka 2-aad ee Dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka Khamiislaha ah ee golaha wasiirada… Sii akhri

Hay’adda Nabad Sugidda Jubaland oo fashilisay qarax lagu aasay gudaha Kismaayo

Posted on February 20, 2020February 20, 2020 by News Office

Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa fashilisay qarax lagu aasay xaafad ka tirsan magaalada Kismaayo ee xarunta… Sii akhri

Maxamed Cabdi oo sheegay in xasuuqii Somaliland sax ahaa weliba hadda taallaabo militari laga qaado

Posted on February 20, 2020February 20, 2020 by News Office

Ex. Ra’iisul Wasaare Maxamed Cabdi Yuusuf, oo kamid ahaa Ra’iisul wasaarayaashii Soomaaliya soo maray xilligii ku meel gaar ah, ayaa… Sii akhri

Aaden Barre oo lagu eedeeyay in uu cunta dhacday ka qeybiyay xarunta Agoonta Garissa

Posted on February 20, 2020February 20, 2020 by News Office

Aadan Barre Ducaale oo ah Hoggaamiyaha aqlabiyada Baarlamaanka dalka Kenya ayaa loo jeediyay eedaymo la xiriira in uu cunto dhacday… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close