Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Al-shabaab oo la sheegay in ay ka baxeen degmada Jammaane iyo ciidamada dowlada oo kaabiga ku haya

Wakaaladda Wararka u faafisa dowladda Soomaaliya ee SONNA, ayaa ku warrantay in malayshiyaadka Al-shabaab ay isaga baxeen, degmada Jammaame ee… Sii akhri

Posted on February 20, 2020February 20, 2020 by News Office

Kulamo Looga Hadlayo doorashada Somalia ka socda magaalada Dhuusamareeb

Posted on February 20, 2020February 20, 2020 by News Office

Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka dowladda Fedeaalka Soomaaliya Xaliima yareey iyo wefdi ay hoggaaminayso oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay duqeyn ka dhacday degmada Jilib

Posted on February 20, 2020February 20, 2020 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in iyada oo kaashanaysa Militariga Maraykanka ay duqeyn dhanka cirka ka fulisay degaanka Wadajir oo… Sii akhri

Dad ku dhintay Weerar ka dhacay Jarmalka

Posted on February 20, 2020February 20, 2020 by News Office

Sideed ruux ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen kadib markii laba toogasho ay ka dhacday magaalo ku taala galbeedka dalka… Sii akhri

Ciidanka DANAB iyo Daraawiishta Jubaland oo hawlgal ballaaran ka fuliyay Jubada Hoose

Posted on February 20, 2020February 20, 2020 by News Office

Ciidamada Kumaandooska dowladda Federaalka Soomaaliya ee DANAB oo ay weheliyaan Ciidamada Daraawiishta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa howlgal qorsheysnaa ka sameeyay… Sii akhri

Xukmane loo haystay Kiiskii Caa’isha Ilyaas oo labada qoys ka heshiisay

Posted on February 19, 2020February 20, 2020 by News Office

Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame, oo kamid ahaa saddexdii nin ee loo xukmay Kiiskii Caa’isha Ilyaas, balse laba kamid ah la qisaasay,… Sii akhri

Midowga Afrika iyo IGAD oo ka wada hadlay ammaanka Soomaaliya

Posted on February 19, 2020February 19, 2020 by News Office

Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya, danjire Francisco Madeira ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay xoghayaha… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo isu diyaarinaysa Hawlgal ballaaran oo ka dhana Al-shabaab

Posted on February 19, 2020February 19, 2020 by News Office

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay Shir ku saabsan isu diyaarinta howl-gallo ballaaran oo ka dhana Al-shabaab kaasi oo uu… Sii akhri

Golaha Shacabka oo dib u ansixiyay wax-ka-beddelka Sharciga Jaan-goynta iyo Tayo-dhowrka Dalka

Posted on February 19, 2020February 19, 2020 by News Office

Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ansaxiyey wax-ka-beddel ay Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanku ay ku soo sameeyeen Sharciga… Sii akhri

Madaxweyne Ku-Xigeenka Hirshabeelle oo Kulan La Qaatay Saraakiil ka tirsan AMISOM

Posted on February 19, 2020February 19, 2020 by News Office

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Hirshabeelle ahna kusimaha Madaxweynaha Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe ayaa Magaalada Jowhar kulan kula qaatay Saraakiil Ciidanka Midowga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close