Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Trump iyo Obama oo is dhaafsaday hadalo kulul oo la xiriira Ololaha Doorashada Maraykanka

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump iyo ninka isaga xilka kaga horeeyay ee Barack Obama, ayaa ereyo kul kulul is dhaafsaday, intii… Sii akhri

Posted on October 22, 2020October 22, 2020 by News Office

Russia iyo Iran oo isku dayay faragalinta doorashada Mareykanka

Posted on October 22, 2020October 22, 2020 by News Office

Agaasimaha sirdoonka Qaranka ee Mareykanka John Ratcliffe ayaa Arbacadii sheegay in dowladaha Russia iyo Iran ay labadaba isku dayeen inay… Sii akhri

Mahdi Guuleed iyo Saynab Macalin oo la kulmay Madaxweynaha Uganda

Posted on October 22, 2020October 22, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo marwada Madaxweyne Farmaajo Marwo Seynab Cabdi Macalin ayaa… Sii akhri

Maraykanka iyo Ruushka oo kordhinaya Heshiis Nukliyeer oo ay hore u gaareen

Posted on October 22, 2020October 22, 2020 by News Office

Waxaa jirta rajo ah in heshiiskii u dambeeyay ee hubka nukliyeerka ee u dhexeeya Mareykanka iyo Ruushka la kordhin karo,… Sii akhri

Turkiga oo xiray nin lagu eedeeyey inuu u jaajuusayey Imaaraadka

Posted on October 22, 2020October 22, 2020 by News Office

Turkey ayaa xirtay nin lagu eedeeyey inuu u jaajuusayey Imaaraadka Carabta, waxaa sidaas weriyey taleefishinka dowladda ee TRT World. Ahmed al-Astal,… Sii akhri

Puntland oo gudbisay xubnaha ku matala Guddiyada Doorashooyinka Federaalka

Posted on October 21, 2020October 22, 2020 by News Office

Madaxtooyada dowladda Puntland, ayaa si rasmiya u gudbisay liiska afar xubnood oo Puntland ku matalaya Guddiga Doorashooyinka heer Federaal iyo… Sii akhri

Garowe: Khasaare ka dhashay Rasaas dhexmartay Booliiska iyo koox Cabtooy ah

Posted on October 21, 2020October 21, 2020 by News Office

Nin dhalinyaro ah, oo magaciisa lagu sheegay Axmed Maxamuud Cabdi Jaamuus, ayaa ku geeriyooday Rasaas xooggan oo xalay ka dhacday… Sii akhri

Madaxweyne Trump oo qirtay in Koonto uu ku leeyahay banggiyo ku yaala Shiinaha

Posted on October 21, 2020October 21, 2020 by News Office

 Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qirtay in uu koonto ku leeyahay Bankiyo ku yaala dalka Shiinaha, sida uu baahiyay wargayska… Sii akhri

Taliska Milateriga Soomaaliya oo shaaciyay in ay khasaaro ba’an gaarsiiyeen Al-shabaab

Posted on October 21, 2020October 21, 2020 by News Office

Taliska Ciidanka Milateriga Soomaaliya, ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal xoogan oo gelinkii dambe ee shalay Ciidanka dowladda oo ay… Sii akhri

Maxamed Bin Salman oo Mareykanka laga Dacweeyay

Posted on October 21, 2020October 21, 2020 by News Office

Haweeneeydi uu ka dhintay saxafigi la dilay Jamal Khashoggi, iyo koox u doodda xuquuqda aadanaha oo uu isaga aas-aasay ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close