Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xarunta hay’adda Garsoorka Puntland oo laga dhagax-dhigay Garoowe

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa dhagax dhigay xarunta hay’adda Garsoorka Puntland. Munaasabadda dhaggax… Sii akhri

Posted on November 21, 2020November 21, 2020 by News Office

Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo aas Qaran loogu sameeyay Badhan

Posted on November 21, 2020November 21, 2020 by News Office

Afhayeenkii isimada Puntland, marxuum Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo dhawaan ku geeriyooday dalka Turkiga ayaa maanta lagu aasay magaalada Badhan… Sii akhri

Gaalkacyo: Booliiska Puntland oo qabtay shakhsiyaad lagu tuhunsanyahay Qaraxii xalay

Posted on November 21, 2020November 21, 2020 by News Office

Saraakiil ka tirsan Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland, ayaa xaqiijiyay in gacanta lagu dhigay shakhsiyaad lala xiriirinayo weerar Bambaano oo… Sii akhri

Musharrax Khayre oo raalli-gelin buuxda siiyay Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Posted on November 21, 2020November 21, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, haatana u sharraxan xilka madaxweynaha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa xalay magaalada Muqdisho… Sii akhri

Midowga Afrika oo guddi u magacaabay xalinta colaada ka aloosan Itoobiya

Posted on November 21, 2020November 21, 2020 by News Office

Madaxweynaha koonfur Afrika Cyril Ramaphosa, oo haatan ah hoggaamiyaha ururka Midowga Afrika, ayaa 3 xubnood u magacaabay in ay wada… Sii akhri

Musharrixiinta mucaaradka ah ee doorashada 2020/2021 oo Muqdisho ku shiraya

Posted on November 21, 2020November 21, 2020 by News Office

Musharixiinta mucaaradka ah ee doorashada Soomaaliya, oo intooda badan shalay ku soo laabteen magaalada Muqdisho, ayaa maanta waxaa u furmi… Sii akhri

Tedros Adhanom oo ka jawaabay eedayntii dowladda Itoobiya

Posted on November 20, 2020November 20, 2020 by News Office

Agaasimaha hay’ada Caafimaadka Adduunka ee WHO, Dr. Tedros Adhanom Ghebreyesus, ayaa ka jawaabay eedayn uga timid dowlada Federaalka Itoobiya, oo… Sii akhri

Dhaqaatiir ka socota Soomaali iyo Turki oo Muqdisho ka wada Aqoon-kororsi Caafimaad

Posted on November 20, 2020November 20, 2020 by News Office

Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet Yilmaz ayaa maalinimadii shalay si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay kulan aqoon kororsi… Sii akhri

Kiisaska Xanuunka COVID-19 ee gudaha Hindiya oo gaaray 9 Malyan

Posted on November 20, 2020November 20, 2020 by News Office

Tan iyo markii xanuunka COVID-19 ka bilowday waddanka Hindiya Tirada guud ee kiisaska coronavirus ee dalkaasi ayaa kor u dhaaftay … Sii akhri

Gantaallo lagu garaacay caasimadda gobolka Amxaarada

Posted on November 20, 2020November 20, 2020 by News Office

Wararka ka imaanayo dalka Itoobiya waxay sheegayaan in xalay gantaallo lagu garaacay caasimadda gobolka Amxaarada ee Bahirdar xilli uu dagaal… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close