Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Turkiga

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Khamiis ah ku qaabilay xafiiskiisa uu ku… Sii akhri

Posted on December 4, 2020December 4, 2020 by News Office

Xukuumadda Puntland oo go’aan cusub ka soo saartay xakamaynta sicir-bararka

Posted on December 3, 2020December 3, 2020 by News Office

Xukuumadda Puntland, ayaa maanta oo Khamiis ah go’aan cusub ka soo saartay xakamaynta  sicir-bararka ba’an ee ka taagan degaannada Puntland.… Sii akhri

Taliban oo heshiis la gaartay dowladda Afghanistan

Posted on December 3, 2020December 3, 2020 by News Office

Wufuudda dhinacyada isku haya Afghanistan ayaa ku dhawaaqay Arbacadii inay ku heshiiyeen hannaanka wada-hadallooda nabadeed ee lagu soo afjarayo dagaalka… Sii akhri

Gobolka Tigray oo dib loo hawlgeliyay Isgaarsiinta Taleefonnada

Posted on December 3, 2020December 3, 2020 by News Office

Shirkada kaliya ee Taleefanada ee ka jirta Itoobiya ee lagu magacaabo Ethio -Telecom ayaa sheegtay in adeegii Taleefanada qeybo ka… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo xasaaanadda ka qaaday 8 mudane

Posted on December 3, 2020December 3, 2020 by News Office

Mudanayaasha Baarlamanka Puntland, ayaa Saaka oo Khamiis ah xasaanadda ka qaaday 8 xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland. Mooshin… Sii akhri

In ka badan 35 xildhibaan oo saxiixay mooshin xilka looga xayuubinayo xildhibaanno ka tirsan Puntland

Posted on December 3, 2020December 3, 2020 by News Office

In ka badan 35 xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland, ayaa hadda saxiixay mooshin xilka looga xayuubinayo xildhibaanno ka… Sii akhri

Mooshinkii Baarlamanka Puntland oo xaalad ciidan lugaha la galay

Posted on December 3, 2020December 3, 2020 by News Office

Ciidamo xooggan oo daacad u ah Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa saaka oo Khamiis ah ka soo baxay… Sii akhri

Gen. Odowaa oo tababar u soo xiray curubyo ka tirsan Kumaandooska DANAB

Posted on December 3, 2020December 3, 2020 by News Office

Taliyaha Ciidanka Milateriga dowladda Federaalka Soomaaliya Gen. Odowaa Yuusuf Raage, ayaa Xerada Ciidanka Kumaandooska ee Balli-doogle tababar ugu soo xiray … Sii akhri

Amb.Francisco Madeira oo muqdisho kula kulmay Taliye ka tirsan Midowga Yurub

Posted on December 3, 2020December 3, 2020 by News Office

Wakiilka midowga afrika ee soomaaliya Francisco Madeira ayaa la kulmay madaxa howlgalka tababarka ciidanka midowga Yurub  ee soomaaliya jeneraal Fabiano Zinzone.… Sii akhri

Farmaajo oo xil u magacaabay Yuusuf Garaad

Posted on December 2, 2020December 2, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ugu magacaabay Danjire Yuusuf Garaad Cumar in uu noqdo Ergayga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close