Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xisbiyada Puntland oo si wadajir ah u taageeray Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Cal-miskaad

Dhammaan xisbiyada siyaasadda Puntland oo warsaxaafadeed wadajir ah soo saaray ayaa mucaarid iyo muxaafidba taageeray dagaalka Argagixisada looga saarayo buuraha… Sii akhri

Posted on February 2, 2025 by News Office

Gobolka Nugaal oo kaalinta kowaad ka galay Taakuleynta Ciidamada Puntland

Posted on February 2, 2025 by News Office

Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland ayaa markii u horraysay soo bandhigtay shax muujinaysa sida gobollada iyo degmooyinka Puntland uga qeyb qaateen… Sii akhri

Taliyaha guud ee Ciidamada difaaca Puntland oo ka warbixiyay Khasaaraha Daacish ka soo gaaray duqeymihii xalay

Posted on February 2, 2025 by News Office

Taliyaha guud ee Ciidamada difaaca dowladda Puntland, Jeneraal Aadan Cabdi Xaashi oo ay hadal kooban ka soo xigatay VOA News… Sii akhri

Dowladda Puntland oo soo dhaweysay duqeymaha Caawa Mareykanku ku beegsaday Argagixisada Daacish

Posted on February 1, 2025 by News Office

Warsaxaafadeed ka soo baxay dowladda Puntland ayaa lagu soo dhaweeyay duqeymaha Caawa ka dhacday buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, kuwaasi… Sii akhri

Duqeymo xooggan oo lagu beegsaday Argagixisada Daacish oo ka dhacay buuraha Calmiskaad

Posted on February 1, 2025 by News Office

Ilo wareedyo amni ayaa xaqiijinaya in duqeymo diyaaradeed oo xooggan lagu beegsaday jihooyin kala duwan oo Argagixisada Daacish weli kaga… Sii akhri

Puntland: Xog aan dowladda rasmi uga soo bixin lagama faafin karo dagaalka Calmiskaad

Posted on February 1, 2025February 1, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo saaka warsaxaafadeed soo saartay ayaa go’aamisay in aysan warbaahinta kala duwan faafin karin xog ku saabsan dagaalka… Sii akhri

Jaad-walayaasha Puntland oo cabasho ka muujiyay fara gelin uu ku hayo wiilka madaxweyne Deni

Posted on February 1, 2025 by News Office

Qaar kamid ah ganacsatada Jaadka ee degaannada Puntland ayaa cabasho ka muujiyay fara-gelin ay sheegeen in xubno ka tirsan qoyska… Sii akhri

Shirka dhammaystirka nabadayn colaadii galbeedka Mudug oo saaka Gaalkacyo ka furmaya

Posted on February 1, 2025February 1, 2025 by News Office

Shir ku saabsan xal u raadinta colaad beeleedda ka aloosan galbeedka gobolka Mudug ayaa lagu wadaa in uu saaka oo… Sii akhri

Dowladda Puntland oo ciidamo ka soo baxay tababar ku daabushay furimaha dagaalka Calmiskaad ee gobolka Bari

Posted on January 31, 2025January 31, 2025 by News Office

Cutubyo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland oo tababar ka soo baxay ayaa saaka loo daabulay furimaha dagaalka buuraha Calmiskaad ee… Sii akhri

In ka badan 600 oo Qaxooti Itoobiyaan ah oo laga raafay magaalada Boosaaso

Posted on January 31, 2025 by News Office

In ka badan 600 oo Qaxooti Itoobiyaan ah ayaa shalay laga raray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, kaddib markii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close