Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne Deni oo si faahfaahsan uga warbixiyay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Daacish ee buuraha Calmiskaad

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Deni oo maanta khudbad ka jeediyay munaasabad ku saabsan bandhiga wejiga labaad ee dagaalka Ciribtirka Argagixisada… Sii akhri

Posted on January 30, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland oo baaq nabadeed ka soo saaray colaad beeleedda ka taagan magaalada Ceerigaabo

Posted on January 30, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Boosaaso ayaa baaq nabadeed ka soo saaray colaad beeleedda ka aloosan degmada… Sii akhri

Puntland oo beenisay in isir ahaan loo beegsanayo Qaxootiga Itoobiya ee ku sugan degaannada Puntland

Posted on January 30, 2025 by News Office

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid Juxaa oo wareysi kooban bixiyay ayaa beeniyay wararka ku saabsan in dad Itoobiyaan… Sii akhri

Dowladda Puntland oo beenisay in Soogalooti Itoobiyaan ah lagu dilay degaannada Puntland

Posted on January 29, 2025 by News Office

Ciidanka Booliska Puntland ayaa beeniyay wararka sheegaya in dad Itoobiyaan ah lagu dilay gudaha Puntland, wuxuuna caddeeyay in aysan jirin… Sii akhri

Puntland oo bilowday in ay dalkoodii dib ugu celiso dhammaan Soogalootiga Itoobiyaanka ah

Posted on January 29, 2025 by News Office

Ciidamada Amniga Puntland oo fulinaya go’aankii ka soo baxay dowladda ee ku saabsanaa in aysan degaannada Puntland sii joogi karin… Sii akhri

Xog: Hoggaankii dagaalka u qaabilsanaa Daacish oo laba garab noqday kaddib markii ay lumiyeen Turmasaale

Posted on January 29, 2025 by News Office

Ilo wareedyo amni oo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya in kooxda Daacish laba garab u kala jabtay, tan iyo intii… Sii akhri

Shir ku saabsan Nabadaynta beelaha galbeedka Mudug oo lagu qabtay magaalada Galdogob

Posted on January 29, 2025 by News Office

Wasiiro ka tirsan dowladda Puntland, oo ay weheliyaan mas’uuliyiin kale, islamarkaana uu hoggaamiyo Wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha, Cabdi Faarax Juxa… Sii akhri

Puntland oo ka warbixisay qoys dhan oo duqeyn diyaaradeed lala beegsaday

Posted on January 28, 2025 by News Office

Guddoomiyaha magaalada Qandala ee gobolka Bari, Axmed Yuusuf Maxamed (Khuurshe) ayaa markii u horraysay maanta ka warbixiyay duqeyn diyaaradeed oo… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo saaka jihooyin kala duwan kaga yimid Argagixisada ku jirta togga Jeceel

Posted on January 28, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo ku raad-jooga firxadka Argagixisadii kala daatay ee Daacish ayaa saaka hawlgal amni ka sameeyay dhammaam… Sii akhri

Ciidamada Amniga Gobolka Bari oo xalay hawlgal baaris ah ka sameeyay magaalada Boosaaso

Posted on January 28, 2025 by News Office

Ciidamada Amniga Gobolka Bari oo weli magaalada Boosaaso ka wada hawlgal lagu xaqiijinayo ayaa xalay baaritaan ka sameeyay xaafadaha kala… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close