Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Qandala: Qoys dhan oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday duqeyn diyaaradeed

Wararka ka imaanaya degaanka Sixna oo ka tirsan degmada Qandala ayaa sheegaya in fiidnimadii Caawa halkaasi lagu duqeeyay qoys dhan… Sii akhri

Posted on January 27, 2025 by News Office

Puntland oo sheegtay in ay Gacanka Cadmeed iyo shucuubta Geeska Afrika ka difaacayso Argagixiso Caalami ah

Posted on January 27, 2025 by News Office

Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo hadal ka jeediyay shir ku saabsan Technology-yada oo maanta ka furmay Boosaaso ayaa… Sii akhri

Booliska magaalada Garoowe oo Saaka raaf ku bilaabay dhammaan ajaanibta sharci la’aanta ah

Posted on January 27, 2025 by News Office

Booliska Caasimadda Garoowe ayaa saaka raafaya dhammaan ajaanibta sharci la’aanta ah ee ku sugan magaalada kaddib go’aannadii ka soo baxay… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo saaka shaaciyay in ay ilaa 8 talis ka qabsadeen Kooxda Daacish

Posted on January 27, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo saaka warbixin kooban soo saaray ayaa shaaciyay in ay Argagixisada Daacish ka qabsadeen in ka… Sii akhri

Puntland: Waxaan go’aaminay in dhammaan xuduudaha Puntland aysan soo geli karin ajaanib aan sharciyad haysan

Posted on January 26, 2025 by News Office

Wasaaradda Amniga Puntland oo tixraacaysa go’aannadii ku saabsanaa xakamaynta khatarta ajaanibta ee uu xalay soo saaray wasiirka Arrimaha gudaha, Cabdi… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo sheegay in ay Boosaaso ku qabteen shabakad ka tirsan Daacish oo ajaanib u badan

Posted on January 26, 2025January 26, 2025 by News Office

Ciidamada Amniga Puntland ayaa magaalada Boosaaso ku qabtay shabakad ka tirsan Daacisho oo qorshaynayay in ay falal Argagixiso ka fuliyaan… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo shaaciyay in ay Argagixisada Daacish ka saareen Saldhigii Warisoor ee buuraha Calmiskaad

Posted on January 26, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca difaaca Puntland oo qoraal kooban soo saaray ayaa shaaciyay in ay Argagixisada Daacish ka qabsadeen Saldhigii Warisoor oo… Sii akhri

Xukuumadda Puntland oo go’aanno adag ka soo saartay ajaanibta sharci la’aanta ku jooga degaannada Puntland

Posted on January 25, 2025January 25, 2025 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa soo saartay go’aanno ku saabaan Xakamaynta ajaanibta sharci la’aanta ah ee ku sugan degaannada Puntland, si looga… Sii akhri

Ciidamada Amniga Puntland oo gacanta ku dhigay qaraxyo diyaarsan iyo kooxo ajaanib ah

Posted on January 25, 2025 by News Office

Ciidamada Amniga Gobolka Bari oo hawlgal xooggan ka sameeyay magaalada Boosaaso ayaa soo bandhigay qaraxyo iyo agab kale oo loo… Sii akhri

Puntland oo baaritaan rasmi ah ku bilowday kalluun badan oo ay baddu soo tuftay

Posted on January 25, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo adeegsanaysa khubaro aqoon durugsan u leh Cilmiga badda iyo Seyniska ayaa baaritaan rasmi ah ku bilowday sababta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close