Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Calmiskaad: Ciidamada Puntland oo ku guulaystay in ay soo ridaan diyaarado yar yar qaraxyo xambaarsan

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saaka ku guulaystay in ay soo ridaan laba drone oo qaraxyo xambaarsan, kuwaasi oo kooxda Argagixisada… Sii akhri

Posted on January 25, 2025January 25, 2025 by News Office

Ciidamada Amniga Puntland oo toogtay nin ajnabi ah oo qarax miino ku aasayay bartamaha Boosaaso

Posted on January 25, 2025 by News Office

Ciidamada Puntland oo warbixin kooban soo saaray ayaa shaaciyay in ay xalay toogteen nin ajnabi ah oo qarax miino ku… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Galab Garoonka Boosaaso kaga hortegay dhaawaca Taliye Fu’aad Xannaano iyo askari kale

Posted on January 24, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland  Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa galabta garoonka diyaaradaha ee Boosaaso kaga hortegay dhaawaca Gen Fu’aad  Xanaano iyo… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo Argagixisada Daacish ka saaray degaanka Turmasaale ee gobolka Bari

Posted on January 24, 2025January 24, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa maanta si buuxda ula wareegay degaanka Turmasaale oo difaac adag u ahayd mileeshiyaadka Daacish, sida… Sii akhri

Taliye Fu’aad Xannaano oo ku dhaawacmay qarax ciidamada Puntland lagula beegsaday Calmiskaad

Posted on January 24, 2025January 24, 2025 by News Office

Wararka ka imaanaya buuraha Calmiskaad ayaa sheegaya in saaka halkaasi qarax miino lagula eegtay ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo… Sii akhri

Ciidamada difaaca Puntland oo soo riday ilaa lix dronesa oo Daacish isku dayday in ay adeegsato

Posted on January 24, 2025 by News Office

War kooban oo ka soo baxay Hawlgalka Ciribtirka Kooxaha Argagixisada ah ee Puntland ayaa lagu sheegay in 24-saac ee u… Sii akhri

Puntland oo baaritaan deg deg ah ku samaynaysa Kalluun badan oo dibadda uga soo baxay xeebta Boosaaso

Posted on January 23, 2025January 23, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa shaacisay in ay samaynayso baaritaan deg deg ah oo ku saabsan xaaladda keentay… Sii akhri

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar oo ku heshiiyay in Xiriirka labada dal la gaarsiiyo heer iskaashi-istaraatijiyadeed

Posted on January 23, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Masar Mudane Cabdulfataax Al-Siisi ayaa kulan muhiim ah ku… Sii akhri

Dowladda Xasan Sheekh oo la sheegay in ay hor istaagtay qaadista dhaawacyadii Ciidanka Puntland

Posted on January 23, 2025 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor oo ka falcelinayay su’aasha ku saabsan sababta dowladda Xasan Sheekh u taageeri… Sii akhri

Dr. Cali Xaaji Warsame oo Villa Somalia ugu baaqay in ay Puntland ku taageerto dagaalka Daacish

Posted on January 23, 2025 by News Office

Dr. Cali Xaaji Warsame oo kamid ah siyaasiyiinta degaannada Puntland ayaa ugu baaqay madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya in ay qayb… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close