Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wejiga labaad ee daamur-saaridda Laamiga Ceeldaahir-Ceerigaabo oo laga bilaabay Cawsane ilaa Midigale

Guddiga dhismaha Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo ayaa bilaabay wejigii labaad ee daamur-saaridda jidlaasi ee inta u dhexaysa Cawsane ilaa Midigale. Xubno ka… Sii akhri

Posted on January 23, 2025January 23, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo soo bandhigtay diyaarad Helicopter oo la shaqayn doonta Ciidamada ku jira Hawlgalka Ciribtirka Argagixidada

Posted on January 22, 2025 by News Office

Guddiga taakuleynta iyo daryeelka dhaawacyada Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, ayaa galabta soo dhoweeyay oo la wareegay Diyaarad nooca qumaatiga… Sii akhri

Maamulka degmada Iskushuban ee gobolka Bari oo qabtay Rag gubayay dhir lama-taabtaan ah

Posted on January 22, 2025 by News Office

Mas’uuliyiinta degmada Iskushuban ee Gobolka Bari oo kaashanaya ciidanka Booliska degmadaasi ayaa soo qabqabtay rag ku eedaysan in ay yihiin… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo saaka hawlgallo dhawr jiho ah ka wada buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari

Posted on January 22, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saaka hawlgallo qorshaysan oo dhawr jiho ah ka wada buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, kuwaasi oo… Sii akhri

Puntland iyo Galmudug oo go’aanno wadajir ah ka soo saaray xakamaynta colaadda galbeedka Mudug

Posted on January 21, 2025 by News Office

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland iyo Galmudug oo maanta Shir wadajir ah ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa… Sii akhri

Dowladda Puntland oo soo bandhigtay nin la sheegay in uu Daacish ka soo baxay

Posted on January 21, 2025January 21, 2025 by News Office

Dowladda Puntland ayaa maanta oo Talaado ah soo bandhigtay Xubin lagu magacaabo Salaad Naxar Xirsi, oo ay sheegtay in uu… Sii akhri

Xoolo tiradoodu gaarayso ilaa 20,000 kun oo xalay laga dhoofiyay dekedda Boosaaso

Posted on January 21, 2025 by News Office

Dekedda magaalada Boosaaso ayaa xalay laga dhoofiyay xoolo tiradoodu gaarayso ilaa 20,000 oo neef, kuwaasi oo loo iib-geynayo dalalka Carabta… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Boosaaso ka saagootiyay dhaawaca Sarkaal ciidan oo Caafimaad dibadda ah loo qaaday

Posted on January 21, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni, ayaa ka ambabixiyey garoonka diyaaradaha ee Boosaaso, sarkaal ka tirsan Ciidanka dowladda, oo… Sii akhri

Madaxweyne hore Farmaajo oo sheegay in Soomaaliya gashay qalalaase Siyaasadeed iyo mid amni oo dhaawacaya Midnimada dalka

Posted on January 20, 2025 by News Office

Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Warsaxaafadeed soo saaray ayaa sheegay in Soomaaliya gashay qalalaase Siyaasadeed… Sii akhri

Puntland: Lix askari oo ku dhintay qarax miino oo lala eegtay gaarigooda

Posted on January 20, 2025 by News Office

Wararka ka imaanaya degaanka Tasjiic ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in Lix askari oo ka tirsan Ciidamada Puntland ku dhinteen… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close