Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland iyo Dowlad degaanka Soomaalida oo ku heshiiyay iskaashi Amni iyo mid dhaqaale

Mas’uuliyiinta Puntland iyo Dowlad degaanka Soomaalida DDS oo shir ku yeeshay magaalada Wardheer ee xarunta Gobolka Doollo ayaa ku heshiiyay… Sii akhri

Posted on January 20, 2025 by News Office

Puntland iyo hay’adaha Caalamiga ah oo Shir ka yeeshay xaaladda bini’adantimo ee uu sababay dagaalka Daacish

Posted on January 20, 2025 by News Office

Dowladda Puntland iyo hay’adaha Caalamiga ah ayaa yeeshay shir ku saabsan Arrimaha bini’adantimo, gaar ahaanna u gurmadka shacabka ku bara-kacay… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo maanta ajaanib Daacish ah ku dilay buuraha Calmiskaad

Posted on January 19, 2025 by News Office

Cutubyo kamid ah Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo maanta hawlgal qorshaysan ka fuliyay buuraha CALMIS ayaa halkaasi ku dilay ajaanib… Sii akhri

Dowladda Puntland oo iska diiday Raashin ay ugu deeqday Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

Posted on January 19, 2025 by News Office

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee dowladda Puntland marwo, Ubax Cabdirashiid Maxamed Xirsi oo shir jaraa’id ku qabatay magaalada Boosaaso… Sii akhri

Xiisaddii xalay laga dareemay magaalada Gaalkacyo oo si wadajir ah loo xakameeyay

Posted on January 19, 2025 by News Office

Xaaladda magaalada Gaalkacyo ayaa Saaka deggan, kaddib markii xalay si weyn loo xakameeyay xiisad laga dareemay xaafadaha Garsoor iyo Wadajir,… Sii akhri

Puntland oo diiwaangelin ku bilowday Kalluumeysatada Xeebaha si loo siiyo Kaar Aqoonsi

Posted on January 19, 2025January 19, 2025 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa diiwaangelin ku bilowday dhammaan Kalluumeysatada ku dhaqan degmooyinka iyo degaannada xeebaha, sida laga soo xigtay wasaaradda Kalluumeysiga… Sii akhri

Iska hor imaad laba dhinac ah oo Caawa ka socda magaalada Gaalkacyo

Posted on January 18, 2025 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in halkaasi Caawa Rasaas laba dhinac ah laga maqlay jidka kala qeybiya Xaafadaha… Sii akhri

Kooxo ku eedaysan falal Argagixiso oo lagu qabtay Kantaroollada magaalada Garoowe

Posted on January 18, 2025 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Nugaal, G/sare Cabdiraxmaan Abshir Faarax oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay  in dhawaan kantaroollada Caasimadda Garoowe… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo ku guulaystay in ay soo ridaan lix dronesa oo ay adeegsatay kooxda Daacish

Posted on January 18, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland ayaa xalay shaaciyay in ay 24-kii saac ee u danbaysay ku guulaysteen in ay soo ridaan lix… Sii akhri

Axmed Madoobe oo Saaka safar dibada ah u baxay tan iyo intii dib loogu doortay Madaxweynaha Jubaland

Posted on January 18, 2025January 18, 2025 by News Office

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa markii u horraysay tan iyo intii dib loogu doortay xilka Madaxweynaha Jubaland, waxaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close