Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo heshay dukumentiyo Sir ah iyo khariiraddii dagaalka ee Argagixisada Daacish

Dowladda Puntland ayaa markii u horraysay faahfaahin ka bixisay xogta ku saabsan dukumemtiyo sir ah oo laga helay talisyo ciidamadu… Sii akhri

Posted on January 17, 2025January 17, 2025 by News Office

Ceerigaabo oo qarka u saaran in dagaal dib uga qarxo iyo gaadiid laga la goostay Somaliland

Posted on January 17, 2025 by News Office

Xiisaddii Colaadeed ee dhawaanahan ka taagnayd magaalada Ceerigaabo ayaa xoogaysatay saacadihii u danbeeyay, waxaana baraha bulshada laga arkay dhaq dhaqaaqyo… Sii akhri

Dowladda Puntland oo deeq bixiyaasha Caalamiga ah ka dalbatay Gurmad bini’aadanimo oo deg deg ah

Posted on January 16, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada oo maanta lagu qabtay magaalada Boosaaso kaasi oo… Sii akhri

Puntland oo shaacisay in ay 48 saldhig oo ku yaalla Calmiskaad ka qabsatay mileeshiyaadka Daacish

Posted on January 16, 2025January 16, 2025 by News Office

Hawlgalka Ciribtirka Kooxaha Argagixisada ah ee Puntland ayaa shaaciyay in ay kooxaha Argagixisada ah ee Daacish ka qabsadeen 4 Talis,… Sii akhri

Ciidamada difaaca Puntland oo burburiyay warshadii Qaraxyada Daacish iyo Talisyo horleh

Posted on January 16, 2025 by News Office

Taliska Ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa shaaciyay in ay kooxaha Argagixisada ah ee Daacish kala wareegeen Talisyadii ugu waaweynaa ee… Sii akhri

Puntland oo baaritaan ku samaynaysa dhammaan ajaanibta ku sugan magaalada Boosaaso

Posted on January 15, 2025 by News Office

Guddiga Amniga Gobolka Bari, oo maanta Shir ku yeeshay magaalada Boosaaso ayaa shaaciyay in ay baaritaan ku samaynayaan dhammaan ajaanibta… Sii akhri

Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo Todobaadkan lagu qabanayo Boosaaso iyo Qodoba xasaasi ah oo ku jira

Posted on January 15, 2025 by News Office

Shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Puntland oo Todobaadkan ay ku jiraan Qodoba Xasaasi ah ayaa lagu qabanaya magaalada Boosaaso ee… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo soo riday 12 diyaarado yar yar ah oo qaraxyo xambaarsan

Posted on January 15, 2025January 15, 2025 by News Office

Taliska Ciidamada difaaca Puntland oo qoraal kooban soo saaray ayaa shaaciyay in ay 24-kii saac ee la soo dhaafay soo… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay si buuxda u garab taagan tahay Ciidamada Puntland ee dagaalka kula jira Daacish

Posted on January 15, 2025 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa Ciidamada difaaca dowladda Puntland ku hambalyeeyay guulaha waaweyn oo ay ka… Sii akhri

Dowladda Puntland oo warbixin ka soo saartay Hawlgalka ka socda buuraha Calmiskaad

Posted on January 14, 2025January 14, 2025 by News Office

Dowladda Puntland ayaa Saaka shaacisay warbixin kooban oo ku saabsan khasaaraha Argagixisada lagu gaarsiiyay hawlgal xooggan oo ka socda buuraleyda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close