Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo saaka hawlgal xooggan ka wada buuraleyda Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saaka hawlgal xooggan oo lagu beegsanayo Argagixisada ka wada jihooyin kala duwan oo kamid ah buuraleyda… Sii akhri

Posted on January 14, 2025 by News Office

Madaxweynaha Jubaland oo ku baaqay in dowladda Puntland lagu garab istaago Dagaalka Argagixisada

Posted on January 14, 2025January 14, 2025 by News Office

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa si weyn u bogaadiyay hawlgallada ka dhanka ah Argagixisada ee ka socda Puntland, sida ay… Sii akhri

Ciidamada difaaca Puntland oo maanta afar talis ka qabsaday Argagixisada Daacish

Posted on January 13, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa maanta shaaciyay in ay afar talis oo muhiim ah kala wareegeen kooxaha Argagixisada ah ee… Sii akhri

Markab lagu haystay xeebaha Puntland oo maanta la sii daayay kaddib markii lacag madax-furasho ah laga qaatay

Posted on January 13, 2025 by News Office

Markab kalluumeysi oo 27-kii November 2024 lagu qafaashay xeebaha Puntland ayaa ugu danbayntii la sii daayay maanta kaddib markii lacag… Sii akhri

Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay Xisaabiyihii kooxdii qabsaday Markabkii MV ABDALLA

Posted on January 13, 2025 by News Office

Ciidanka Booliska Gobolka Mudug ee magalada Galkacyo ayaa maanta ku guulaystay qabashada Xisaabiyihii kooxdii qabsaday Markabkii MV ABDALLA ee laga… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo burburiyay Keydkii Raashinka iyo Xaruntii Caafimaadka kooxaha Daacish

Posted on January 13, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo hawlgal qorshaysan ka sameeyay buuraleyda Calmiskaad ayaa ku guulaystay in ay burburiyaan Keydkii guud ee Raashinka… Sii akhri

Hoggaamiyaha SSC-khaatumo oo ku dhawaaqay in ay awood ciidan ku qabsanayaan magaalada Ceerigaabo

Posted on January 13, 2025January 13, 2025 by News Office

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-khaatumo Cabdiqaadir Firdhiye oo xalay khudbad ka jeediyay munaasibad lagu qabtay Laascaanood ayaa ku dhawaaqay in ay awood… Sii akhri

Duqayn xooggan oo ka dhacday buuraleyda Calmiskaad ee Gobolka Bari

Posted on January 12, 2025 by News Office

Duqayn xooggan ayaa saacado ka hor lagu beegsaday godad ku yaalla buuraha Calmiska oo la rumaysan yahay in ay ku… Sii akhri

CALMIS: Ciidamada Puntland oo fashiliyay weerar loo adeegsaday diyaarad qaraxyo xambaarsan

Posted on January 12, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa xalay fashiliyay isku day weerar kooxda Argagixisada Daacish doonayeen in ay u adeegsadaan diyaarad is… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed oo isku raacay Hirgelinta Heshiiskii Ankara

Posted on January 12, 2025 by News Office

Madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare, Abiy Ahmed oo Shir ku yeeshay magaalada Addis Ababa ayaa ku heshiiyay in… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close