Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland iyo hay’adaha Qaramada Midoobey oo shir deg deg ah yeeshay

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Puntland ayaa maanta Boosaaso ku qaabiley wefdi ka kooban madaxda hay’addaha Qaramada Midoobey oo  uu hogaaminaayey… Sii akhri

Posted on February 5, 2025 by News Office

Puntland oo warbixin ka soo saartay khasaaraha dagaalkii maanta ka dhacay buuraha Calmiskaad

Posted on February 5, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo maalintii labaad hawlgal lagu burburinayo Argagixisada ka wada togga Jeceel ee buuraha Cal-miskaad ayaa maanta shaaciyay… Sii akhri

Dagaal culus oo maalintii labaad Ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish ku dhexmaraya togga Jeceel

Posted on February 5, 2025February 5, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo sii wada hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ayaa aroornimadii hore ee saaka weerar dhawr jiho ah ku qaaday… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo so bandhigay meydadka ajaanib Daacish ah oo ay ku dileen dagaalkii maanta

Posted on February 4, 2025February 4, 2025 by News Office

Warbixin Rasmi ah oo uu soo saaray Taliska Ciidamada difaaca dowladda Puntland ayuu ku faahfaahiyay khasaaraha ka dhashay dagaalkii ugu… Sii akhri

Puntland: Mileeshiyaadkii Daacish waxay noqdeen wax dhintay iyo wax firxaday

Posted on February 4, 2025 by News Office

Bayaan kooban oo ka soo baxay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ayaa xaqiijiyay in ciidamada difaaca Puntland si buuxda gacanta… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo maanta ilaa lix talis oo dhaca togga Jeceel ka qabsaday kooxda Daacish

Posted on February 4, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saaka hawlgal xooggan oo dhawr jiho ah ku qaaday degaanno ku teedsan togga lagu magacaabo Jeceel,… Sii akhri

Puntland oo hawlgal sirdoon ku qaadday hannaanka Maaliyadeed ee Kooxda Daacish

Posted on February 4, 2025 by News Office

Hay’adaha Amniga Puntland oo bilaabay hawlgal lagu baabi’inayo ilaha dhaqaalaha ee kooxda Daacish ayaa la sheegaya in ay xireen tobanaan… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo xeebaha gobolka Bari ku qabtay doon sidday tuute iyo agab ciidan

Posted on February 3, 2025February 3, 2025 by News Office

Hawlgalka La-dagaallanka Argagixisada ee dowladda Puntland oo qoraal kooban soo saaray ayaa shaaciyay in Ciidamada Amniga Gobolka Bari ay baaritaan… Sii akhri

Sarkaal ka tirsanaa Daacish oo isu dhiibay Ciidamada Puntland

Posted on February 3, 2025 by News Office

Cabdiraxmaan Shirwac Aw-Siciid (Laahoor) oo ka tirsanaa kooxda Daacish ayaa maanta isu dhiibay ciidamada Puntland, sida ay shaaciyeen mas’uuliyiinta degmada… Sii akhri

Xogo ka soo baxaya duqeymihii habeen ka hor ka dhacay buuraha Cal-miskaad ee lagu beegsaday Daacish

Posted on February 3, 2025February 3, 2025 by News Office

Ilo wareedyo amni oo hordhac ah ayaa sheegaya in duqeymihii habeen ka hor ka dhacay buuraha Cal-miskaad lagu beegsaday god… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close