Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ciidamada Puntland oo Boosaaso ku qabtay saddex ajaanib ah iyo qof Soomaali ah oo lagu tuhmayo Daacish

Ciidamada Amniga Puntland ayaa maanta oo Sabti ah gacanta ku dhigay saddex qof oo ajaanib ah iyo mid Soomaali ah… Sii akhri

Posted on February 8, 2025 by News Office

Dowladda Imaaraadka Carabta oo Puntland ugu deeqday laba markab oo daamur ah

Posted on February 8, 2025 by News Office

Markab sida daamurka lagu dhammaystirayo wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo ayaa maanta oo Sabti ah soo gaaray dekedda magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga… Sii akhri

Puntland oo beenisay in Baasaboorka DFS loo diiday askartii ku dhaawacmay dagaalka Calmiskaad

Posted on February 8, 2025 by News Office

Guddiga Taakulada Ciidamada difaaca Puntland ayaa caddeeyay in aysan jirin wax caqabad ah oo ka taagan helidda adeegga Baasaboorka Soomaaliya,… Sii akhri

Puntland oo Feejignaan amni oo heerkeedu sarreeyo ka muujisay dhaq dhaqaaqa kooxaha Argagixisada ah

Posted on February 7, 2025 by News Office

Qoraal ka soo baxay wasaaradda Warfaafinta dowladda Puntland ayaa lagu muujiyay wacyi-gelin amni oo ku saabsan ka-feejignaanta dhaq dhaqaaqa kooxaha… Sii akhri

Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin oo Ciidamada Puntland si buuxda ugu taageeray Cirib-tirka Argagixisada Daacish

Posted on February 7, 2025February 7, 2025 by News Office

Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin ayaa noqday isinkii u horreeyay ee gobolka Bari si buuxda u taageeray ciidamada difaaca Puntland ee… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo maanta Isbitaalka ku booqday Ciidamadii ku soo dhaawacmay Hawlgalka Calmiskaad

Posted on February 6, 2025February 6, 2025 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Isbitaalka ku booqday Ciidamada geesiyaasha ah ee kusoo dhaawacmay hawlgalka Argagixisada… Sii akhri

Puntland oo aas Qaran u samaysay Taliye Mukhtaar Qoryood iyo walaalkiisa oo ku dhintay dagaalka Calmiskaad

Posted on February 6, 2025 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaq Axmed Siciid, ayaa ka qeyb-galay aas qaran oo deegaanka Ceel-daahir loogu sameeyay Allaha… Sii akhri

Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed oo si weyn u taageeray Ciidamada Puntland ee dagaalka kula jira Argagixisada Daacish

Posted on February 6, 2025 by News Office

Bayaan uu soo saaray Madaxweynihii hore ee Somaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayuu si weyn ugu taageeray Ciidamada difaaca dowladda Puntland… Sii akhri

Jeneraal Ciise Yulux: Waxaan ballan-qaadaynaa in aan si buuxda u tirtiro Argagixisada go’doonsan ee Daacish

Posted on February 6, 2025 by News Office

S/Guuto Ciise Maxamuud Yuusuf (Ciise Yulux) oo kamid ah saraakiisha ciidamada difaaca Puntland ee hoggaaminaya Hawlgalka CALMIS ayaa ballan ku… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo warbixin ka soo saaray hub iyo dukumentiyo Ciidan oo ay ka qabteen kooxda Daacish

Posted on February 6, 2025February 6, 2025 by News Office

Ciidamada Puntland oo warbixin ka soo saaray Hawlgalkii tan iyo shalay ka socday degaannada ku teedsan togga Jeceel ee buuraha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close