Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Senetar Cabdiraxmaan Faroole: Beesha Caalamku waa in ay Puntland garab buuxa ku siisaa Cirib-tirka Argagixisada Caalamiga ah ee ISIS

Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland ahna Senetar ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) oo warsaxaafadeed… Sii akhri

Posted on February 12, 2025 by News Office

Faahfaahin: Khasaaraha dagaalkii ugu adkaa oo maanta dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Argagixisada Daacish

Posted on February 11, 2025 by News Office

Dagaalkii ugu adkaa tan iyo intii uu bilowday Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee buuraha Calmiskaad ayaa maanta dhexmaray ciidamada difaaaca dowladda… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee Hawlgalka xooggan ee Saaka Ciidamada Puntland ka wadaan Cal-miskaad

Posted on February 11, 2025 by News Office

Warar faahfaahsan ayaa ka soo baxaya sida uu ku bilowday Hawlgalka culus oo ay saaka ciidamada Puntland ka wadaan degaannada… Sii akhri

Wasiirkii hore ee Kalluumeysiga Puntland oo bayaan ka soo saaray Dagaalka Calmiskaad baaqna u diray SSC-khaatumo

Posted on February 11, 2025February 11, 2025 by News Office

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland Dr. Rashid Maxamud Yusuf (ALKUD) ayaa bogaadiyey guullaha isdaba jooga ah… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo saaka in ka badan 40 dagaallame ka dilay Argagixisada Daacish

Posted on February 11, 2025February 11, 2025 by News Office

Hawlgal xooggan oo ay aroornimadii hore ee saaka qaadeen ciidamada difaaca dowladda Puntland ayay ku dileen in ka badan 40… Sii akhri

Madaxweyne Lugatoor oo isbitaalka Addis Ababa ku booqday dhaawaca Taliye Fu’aad Xannaan iyo askar kale

Posted on February 10, 2025 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, oo socdaal ku jooga magaalada Addis Ababa ayaa Isbitaalka ku booqday Gen.… Sii akhri

Puntland: Sarkaalkii gacantiisa ku qabtay drones-kii qaraxyada siday oo maanta qarax ku dhintay

Posted on February 10, 2025February 10, 2025 by News Office

Alle ha u naxariistee, waxaa maanta qarax miino ku geeriyooday sarkaal, Maxamed Maxamuud Bootaan oo ka tirsanaa guutada Duufaan ee… Sii akhri

Ciidamada difaaca Puntland oo duqeyn culus kooxda Daacish kaga saaray saldhigyo horleh

Posted on February 10, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo ku sugan degaanka Haraaryo ee togga Jeceel ayaa xalay duqeyn xooggan oo dhinaca dhulka ah ku… Sii akhri

Dowladda Puntland oo caddaysay mowqifkeeda rasmiga ah ee ku saabsan in loo soo raro Falastiiniyiinta

Posted on February 9, 2025February 9, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa si rasmi ah u caddaysay mowqifkeeda ku saabsan in muwaadiniinta reer Falastiin loo… Sii akhri

Dabley hubaysan oo doon kalluumeysi ku af-duubtay xeebaha degmada Eyl ee gobolka Nugaal

Posted on February 9, 2025 by News Office

Wararka ka imaanaya xeebaha degmada Eyl ee gobolka Nugaal ayaa sheegaya in halkaasi lagu af-duubtay doon kalluumeysi oo laga lee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close