Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dagaallamayaasha Daacish oo firxad bilaabay kaddib dagaalkii u danbeeyay ee buuraha Calmiskaad

Dagaallamayaasha Argagixisada Daacish ee ku dhuumanaya buuraha Calmiskaad ayaa sida wararku sheegayaan firxad bilaabay kaddib markii khasaare ba’an ku gaaray… Sii akhri

Posted on February 15, 2025 by News Office

Puntland oo shaacisay in xalay duqeyn lagu gubay warshadii qaraxyada u samayn jirtay Argagixisada Daacish

Posted on February 15, 2025February 15, 2025 by News Office

Taliska Ciidamada difaaca Puntland oo bayaan soo saaray ayaa shaaciyay duqeyn xalay ka dhacday degaanka Sheebaab ee buuraha Calmiskaad lagu… Sii akhri

Ciidamada Ammaanka Puntland oo hawlgal ay ka sameeyeen Boosaaso ku qabtay xubno horay loo raadinayay

Posted on February 14, 2025February 14, 2025 by News Office

Ciidamada Ammaanka Puntland oo xalay hawlgal ka sameeyay magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay 7 qof, oo ay ku jiraan… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo qaabiley Qoyska labadii Shahiid ee Mukhtaar Qoryood iyo Cabdifitaax Qoryood

Posted on February 13, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa maanta qaabiley Qoyska Alle ha u naxariistee, G/sare Mukhtaar… Sii akhri

Ajnabi ka firxaday Argagixisada jabtay ee Daacish oo lagu qabtay magaalada Boosaaso

Posted on February 13, 2025 by News Office

Taliska Hawlgalka La-dagaallanka Argagixisada ee Puntland ayaa xaqiijiyay in magaalada Boosaaso lagu qabtay nin u dhashay dalka Marooko oo kamid… Sii akhri

Ciidamada Hindiya oo badda ku sii daayay Rag Soomaali ah oo dhawaan doon kalluumeysi af-duubtay

Posted on February 13, 2025 by News Office

Markab dagaal oo laga lee yahay dalka Hindiya ayaa badda ku sii daayay 8 nin oo Soomaali ah, kaddib markii… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in 30 ka tirsan Argagixisada ISIS lagu dilay duqeymo xalay ka dhacay buuraha Calmiskaad

Posted on February 13, 2025February 13, 2025 by News Office

Warsaxaafadeed ka soo baxay dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in laba duqeymood oo xalay laga fuliyay buuraha Calmiskaad ee gobolka… Sii akhri

Puntland oo baaris ku samaynaysa Shakhsiyaadka naban ee marin-haabinta u qaabilsan Argagixisada Daacish

Posted on February 12, 2025February 12, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo digniin adag soo saartay ayaa shaacisay in ay jiraan shakhsiyaad naban (Dormant cells) oo taageersan Argagixisada ISIS,… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo Boosaaso ku qabtay 5 qof oo lagu tuhunsan yahay Argagixisada Daacish

Posted on February 12, 2025 by News Office

Ciidamada Ammaanka Puntland ayaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ku qabtay 5 qof oo lagu tuhmayo in ay ka… Sii akhri

Puntland: Ciidamada Hindiya oo gacanta ku dhigay dableydii doonta ku af-duubtay xeebaha degmada Eyl

Posted on February 12, 2025 by News Office

Markab dagaal oo laga lee yahay dalka Hindiya ayaa saacad ka hor gacanta ku dhigay dabley hubaysan oo dhawaan xeebaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close