Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Jabuuti oo war ka soo saartay Xiisadda Kenya iyo Soomaaliya

Dowladda Jabuuti ayaa markii u horraysay ka hadashay warbixintii guddiga xaqiiqo raadinta IGAD u saartay xiisadda Soomaaliya iyo Kenya. Qoraal… Sii akhri

Posted on January 28, 2021January 28, 2021 by News Office

James swan oo soo dhoweeyay Guddiyada ay shaaciyeen Puntland iyo Jubaland

Posted on January 28, 2021January 28, 2021 by News Office

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan oo warbaahinta kula hadlay Jowhar, kadib kulan dhexmaray isaga… Sii akhri

Midowga Murashixiinta oo soo dhoweeyay Go’aankii Puntland iyo Jubaland

Posted on January 28, 2021January 28, 2021 by News Office

Golaha Midowga Murashaxiinta Muqdisho ayaa soo dhoweeyay magacaabista Guddiyada Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland. Golaha ayaa sidoo kale soo… Sii akhri

Dil ka dhacay degmada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud

Posted on January 28, 2021January 28, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in xalay lagu dilay degmadaasi mid ka mid ah… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Wasiirka Difaaca Ingriiska

Posted on January 27, 2021January 27, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda  Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa MadaxtooyadaVilla Somalia  ku qaabilay Wasiirka Difaaca Boqortooyada Ingiriiska Ben Wallace oo uu… Sii akhri

Qarax Khasaaro geystay Oo Ka Dhacay Degmo Ka Tirsan Koonfur Galbeed

Posted on January 27, 2021January 27, 2021 by News Office

Wararka laga helayo degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ee Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in Maanta halkaas uu ka… Sii akhri

Dibad-baxyo xoogan oo ka socda dalka Holand

Posted on January 27, 2021January 27, 2021 by News Office

Dalka Holand waxaa maalintii afraad galay isku soo baxyo rabshada wata oo ka dhacaaya qaar ka mid ah magaalooyinka dalkaas… Sii akhri

Baarlamanka Turkiga oo ansixiyay Qaraar ku saabsan Hawlgal Ciidan oo ku wajahan Soomaaliya

Posted on January 27, 2021January 27, 2021 by News Office

Baarlamanka waddanka Turkiga, ayaa xalay ansixiyay Qaraar ku saabsan, in mudda sannad ah lagu kordhiyo Hawlgalka  Ciidamada Turkiga ee ku… Sii akhri

Booliiska Puntland oo degmada Dhahar ka fuliyay hawlgal Khasaare gaystay

Posted on January 27, 2021January 27, 2021 by News Office

Ciidanka Booliiska Puntland ayaa xalay degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan ku qabtay Gaari laga soo dhacay dhinaca Gobolka Bari. Kadib… Sii akhri

Biden oo markii u horraysay Khadka Taleefonka kula hadlay Putin

Posted on January 27, 2021January 27, 2021 by News Office

Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Joe Biden, ayaa shalay markii u horraysay Khadka Taleefonka kula hadlay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, sida… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close